Medicine And Health Science

Medicine And Health Science

Share

27/06/2019

Ha sameynin 5 caado ama wax yaabood marka aad cuntada cuntid ka dib waayo dhibaatooyin caafimaad daro ayaa ka dhalan kara, dhibaatooyinkaas waxaa ka mid ah

1) ha cabin sigaar markaad cuntada cuntid kadib waayo sigaarka waxaa kujira maado ladhoho ****ne taas oo kudhageysa ka kadibna uu jirku nuugo taas oo kor dhin karta 10 jibaar suurto galnimada ah iney kugu dhacaan kansarka sambabada (lungs) iyo xiidmaha( intestines)

2) ha seexan amase dhinac ha isku dhigin islama marka aad cuntada cuntid waayo markaad dhinac isku dhigtid waxaa kusoo laabanaaya( reflex) dheecaanada loogu talagaley iney cuntada shiidaan

taasoo ku keeneysa qofka wax la
dhoho ka dibna kugu sababi karta laabjeex, bog xanuun iyo cuntada oo kugusoo rogmata.

3) ha ku qubeysan biyo diiran cuntada kadib waayo tabarta( energy) iyo dhiiga loogu talagaley iney shiidaan cuntada ayaa maqaarka(skin) lageynayaa si jirka loo qaboojiyo taas oo keeneysa inuu yaraado shiididda cuntadii aad cuntey.

4) ha cabin shaax cuntada kadib islamarkiiba waayo shaaxa waxaa kujira ladhoho taasoo kudhageysa Protein-ka iyo Iron-ta cuntada kujira kadibna yareynaya inlaga faaideysto oo lanuugo maadooyinkaan kadibna waxaa kugu imaanaya qeyb kamid ah dhiigyarida oo ladhoho Iron Deficiency Anaemia, tabar daro, daal, wareer
5) ha cunin Fruits ka markaad cunadda cunto kadib waayo waxaa hoos udhacaaya in lashiido lagana faaideysto fruits kaas sidoo kalena cuntadii lacuney.

Waa Cilmi baaris la sameyey oo la tijaabiyey 5taas qodob iyo kuwa kale waxna wey iska badali karaan

Share to see more like this like the page

Photos from Medicine And Health Science's post 25/06/2019

HEALTH TIPS
Like our page to see more Thank you

Want your practice to be the top-listed Clinic in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


6677
Mogadishu
1428