Xallane

Xallane

Share

19/07/2021

Taliska Ciidanka Boliiska Soonaaliyeed, ayaa farxada Ciidul Adhxaa ugu hambalyeeyay Guud ahaan Ummaada Muslimiinta ah, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed.

Farxada Ciidanka Owgeed ayuu taliyuhu u mid mid ugu hambalyeeyay Xubnaha Ciidanka Boliiska Xaasaskooda iyo Caruurtooda, ilaahay bishaa bisheeda kale hanagu gaarsiiyo bash bash iyo baraare waare, ilaahay qaadir dalka nabad hanoo dhigo.

Amiin.

Want your business to be the top-listed Contractor in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Mogdisho
Mogadishu
252