Axmed khaliif
12/02/2024
sanadkan bilowga ah waxaa ka guulaysay ganacsigayaga inka badan 1500 qof
kuwaso kula guulaystay
1 abaal marin lacag cash ah
2 abaal marin dalxiis dubail ah
3 Abaal marin darajoyin ah
4 abaal marin ibkaga lagugu darayo
5 abaal marin gaadhiga 5000 kun ah
6 abaal marin gaadhiga 10 kun ah
7 abaal marin gadhiga 25 kun ah
8 abaal marin gaadhiga 30 kun ah
ᴋᴀʟᴀʏ ɴᴀʟᴀ sʜᴀᴏ̨ᴀʏsᴏ
08/02/2024
Gaas Calooleed (Gastritis)
Xanuunka gastritis Ama Gaas calooleed ka waa Infekshin (infection) kudhaca caloosha, waxaana sababa wax yaabo kaladuwan sida Bacteeriya (Bacteria), looyaqaan H Pylori iyo qaab nololeedka qofka.
✔️Gaas calooleedku waxuu noqonkara mid si dhaqsi ah ku bilowda( Acute Gastritis), ama mid Bukaanka mudo soo haayay, (Chronic Gastritis), mararka qaar gaas calooleedku waxuu Keenaa in caloosha uu nabar ku sameesmo( Peptic Ulcer) ama Kansarka caloosha Isku badalo.
✔️Calaamadaha lagu Garto Qofka Qaba Gaas Calooleedka.
I.Bog xanuun ama laabta oo qofka hurta siina darsata markuu cuntada cuno kadib
II. Lalabo iyo Mataga
III. Qofka oo dareemo dibiryo marka uu wax cuno
IV. Qofka oo cuntadu ka carara ama ka xiranto
Waxyaabaha Sababa
1. Bakteeriya: gaar ahaan mida looyaqaan H Pylori
2. Qofka oo mudo badan isticmaala Xanuun baabi,iyaasha.( NSAIDS).
3. Istareeska ama walwalka
4. Dadka alcohol’da cabo
5. Xanuunada Qaar sida Crohn's disease(Waa xanuun Haleelo Cunno mareenka) ama Parasitic infections
Wax yaabaha kadhasha Gaas calooleed ka
Hadii aan ladaaween Gaaska waxuu sababi karaa in Caloosha ay nabaro kasoo baxaan , nabarkaas oo sababi kara Dhiiigbax Gudaha calosha ah, sidoo kale kansar ku dhaca caloosha ayaa kadhalan kara hadii aan ladaaween.
✔️Sida looga Hortago
Waxa jira Dawo yin dabiici ah loo is tic Malo ana sinay bulsho badan Somali ah Alle ayan kucafiyey.
ku helikara?
Kala xiriir WhatsApp . Thanks.
👇👇👇👇👇👇👇👇👇
http://
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu