DM VOICE
😔😔😔😔
12/05/2023
Mahaystan goron habeysan oo macqul ah sidokale mahaystan bah sports oo garab tagan hadana k**a niya jaban inay mar un guleysan doonan oo wey udhabar adeegayan caqabad kasta oo kahor timado
Wa dhalinyaro jecel marwalbo inay kashaqeyan iskuxirka iyo midnimada bahda sportiga wa xulka degmada dheka suft wadhalinyaro utagan marwalbo kuna howlan sida ay degmadoda iyo gud ahan shacabka gobolka liiban inay usohoyan guul wax ku ool ah hadafkoga Maha kaliya degmada dhekasuft ee wa illaa her degan
Balse caqabada kaliya ihaysata Aya ah inay garabka kahaysan hayadaha sportiga iyo wixi laxadhiidha iyo guud ahan mamulka degmada iyo bahda sportiga
Sian ugarab istagno dhalanyarta mustaqbalka manta wa inay nu kudhirigalina kadhabeynta yoolka iyo hamiga ayleyihin Maha ineynu niya jabino
An garab istagno dhalintena muruq iyo malba siay nu udhisno isdhaxgalka bulshada una xoojina midnimada shacabka
Wa bahda DM VOICE oo idinleh midnimadena wa guushena
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the establishment
Telephone
Website
Address
Mogadishu