Oasis Cancer Hospital

Oasis Cancer Hospital

Share

28/05/2026

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ ๐—”๐—น-๐—”๐—ฑ๐—ต๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ

Isbitaalka Oasis Cancer Hospital wuxuu si buuxda idiinku adeegayaa maalmaha ciida 24/7.

๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐—บ๐˜‚๐—ฑ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ป๐—ฎ - ๐—ฐ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐—ธ๐˜‚ ๐—ฐ๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐Ÿค

๐Ÿ“ž Call Center: 2228
๐Ÿ“ Waddada Abdiqaasim, Degmada Hodan

26/05/2026

Ciid Wanaagsan - Eid Ul Adha Mubarak ๐ŸŒ™

Maamulka iyo dhammaan bahda Oasis Cancer Hospital waxay hambalyo iyo duco u dirayaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa.

Eid Mubarak from Oasis Cancer Hospital. ๐Ÿ‘โœจ

26/05/2026

๐—–๐—ถ๐—ถ๐—ฑ๐˜‚๐—น ๐—”๐—ฑ๐˜…๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ธ | Farxad ku ciida!

Oasis Cancer Hospital waxay shacabka Soomaaliyeed iyo dhammaan ummadda Muslimiinta ugu hambalyeynaysaa munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa.

Eid Mubarak from Oasis Cancer Hospital.

26/05/2026

๐— ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐˜‚ ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ด๐˜๐—ฎ๐—ฎ ๐—–๐—ถ๐—ฟ๐—ถ๐—ฏ๐˜๐—ฎ ๐—ผ๐—ผ ๐—ธ๐˜‚ ๐˜…๐—ฎ๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—”๐—ฟ๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐˜๐—ฎ ๐—›๐—ผ๐—ฟ๐—ฒ ?

Si aad u hesho Daweyn iyo Latalin Cafimad Hada la kulan ๐——๐—ฟ. ๐—œ๐—ป๐—ฑ๐—ต๐—ฎ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ ๐——๐—ต๐—ฎ๐—พ๐˜๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ค๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ฎ๐—ณ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐——๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ผ๐—ผ๐—ฑ๐—ฎ

Nagu Soo booqo Xarunta Isbitalka Oasis Hospital oo ku yaalo wadada Abdiqasim ee Dagmada Hodan

26/05/2026

ูŠูˆู… ุนุฑูุฉ | Day of Arafah

Waxaan si gaar ah ugu ducaynaynaa bukaannada jiifa isbitaallada iyo dhammaan dadka la ildaran xanuunnada kala duwan "๐—”๐—น๐—น๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐˜…๐—ฎ๐—ป๐˜‚๐˜‚๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ ๐—ฑ๐˜‚๐—น๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ, ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐˜๐—ฎ๐—ฎ๐—บ ๐—ฎ๐—ต๐—ป๐—ฎ ๐˜‚๐—ด๐˜‚ ๐—ฏ๐—ฒ๐—ฑ๐—ฑ๐—ฒ๐—น๐—ผ. ๐—”๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐—ป."

Booqda bukaannada xanuunsan, U duceeya, garab istaagga Ereyada wanaagsan waa naxariis waana qeyb ka mid ah bogsashada

ุงู„ู„ู‡ู… ุงุดู ู…ุฑุถุงู†ุง ูˆู…ุฑุถู‰ ุงู„ู…ุณู„ู…ูŠู† ุดูุงุกู‹ ู„ุง ูŠุบุงุฏุฑ ุณู‚ู…ุงู‹ ๐Ÿคฒ

25/05/2026

๐— ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ด๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—ง๐—ต๐˜†๐—ฟ๐—ผ๐—ถ๐—ฑ-๐—ธ๐—ฎ | ๐Ÿฎ๐Ÿฑ-๐—ธ๐—ฎ ๐— ๐—ฎ๐˜†

Caafimaadka qanjirka Thyroid-ka wuxuu saameyn weyn ku leeyahay tamarta jirka, miisaanka, iyo caafimaadkaaga guud ahaan, Ogaanshaha h**e wuxuu muhiim u yahay caafimaadkaaga.

๐Ÿ“Nagu Soo Booqo Oasis Cancer Hospital Caafimaadkaagu waa mudnaanteenna.

25/05/2026

๐—ช๐—˜ ๐—”๐—ฅ๐—˜ ๐—›๐—œ๐—ฅ๐—œ๐—ก๐—š | ๐—ก๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ถ๐—ป๐—ด Lead ๐Ÿšจ

Oasis Cancer Hospital is seeking a highly qualified, experienced, and professional Nursing Lead.

๐—”๐—ฝ๐—ฝ๐—น๐˜† ๐—ผ๐—ป : ๐—ต๐—ฟ๐—บ@๐—ผ๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐˜€๐—ฐ๐—ฎ๐—ป๐—ฐ๐—ฒ๐—ฟ๐—ต๐—ผ๐˜€๐—ฝ๐—ถ๐˜๐—ฎ๐—น.๐—ฐ๐—ผ๐—บ

๐—ฅ๐—ฒ๐—พ๐˜‚๐—ถ๐—ฟ๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜๐˜€:
โ€ข Bachelor Degree in Nursing (BSN Required)
โ€ข Valid Professional Nursing License
โ€ข Minimum 4-5 Years of Hospital Experience
โ€ข Strong Leadership, Decision-Making & Team Management Skills
โ€ข Excellent Communication & Interpersonal Skills
โ€ข Ability to Handle High-Pressure Clinical Environments
โ€ข Strong Knowledge of Patient Safety & Clinical Procedures
โ€ข Experience in Oncology or Critical Care is an Advantage
โ€ข Computer Literacy & Reporting Skills Required
โ€ข High Professionalism, Integrity & Responsibility
โ€ข Ability to Coordinate and Supervise Nursing Staff Effectively

๐Ÿ“ Location: Wadada Abdiqasim, Degmada Hodan
๐Ÿ“… Application Deadline: 05 - 06 - 2026

25/05/2026

๐——๐—ฎ๐—ฟ๐˜†๐—ฒ๐—ฒ๐—น๐—ธ๐—ฎ ๐—›๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐—ฒ๐—ป๐—ธ๐—ฎ ๐—ช๐—ฎ๐—ฎ ๐— ๐˜‚๐—ฑ๐—ป๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—ณ๐—ถ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ฑ ๐ŸŒธ

Ma dareentaa xanuun, isbeddel, ama walaac ku saabsan caafimaadkaaga?
Caafimaadka haweenka wuxuu u baahan yahay daryeel joogto ah, la-talin sax ah, iyo adeeg caafimaad oo dhameystiran. ๐Ÿ’•

๐Ÿ‘ฉโ€โš•๏ธ Dr. Naima Adan
(Dhaqtarka Haweenka)

Nagu soo booqo Oasis Hospital si aad u hesho daryeel caafimaad oo Dhameystiran

24/05/2026

๐—ฆ๐—ถ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฐ๐—ถ ๐—ฎ๐—ต ๐—บ๐—ฎ ๐—Ÿ๐—ฎ ๐—ถ๐˜€๐—ธ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ด ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ?
Kaga bogo muuqalkan uu si faahfaahsan uga hadlayo ๐ƒ๐ซ. ๐ˆ๐›๐ซ๐š๐š๐ก๐ข๐ฆ oo ah dhakhtarka cudurrada guud, isagoo sharaxaya ๐˜€๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ต๐—ฎ ๐—ฑ๐—ต๐—ถ๐—ถ๐—ด ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ธ๐—ฎ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐˜€๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐˜…๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฎ๐—ต ๐—ฒ๐—ฒ ๐—น๐—ผ๐—ผ ๐˜…๐—ฎ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐˜†๐—ป ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ผ.

23/05/2026

๐ƒ๐ซ. ๐Œ๐จ๐ก๐š๐ฆ๐ž๐ ๐€๐›๐๐ฎ๐ฅ๐ฅ๐š๐ก๐ข - Dhaqtarka cudurrada kansarka ayaa muuqaalkaan kaga hadlaya:
"๐Œ๐š๐ฑ๐ž๐ฒ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ฌ๐š๐›๐š๐›๐ญ๐š ๐’๐œ๐š๐ง ๐ฅ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐š๐ซ๐จ ๐›๐ฎ๐ค๐š๐š๐ง-๐ค๐š ๐ช๐š๐›๐š ๐œ๐ฎ๐๐ฎ๐ซ๐ค๐š ๐ค๐š๐ง๐ฌ๐š๐ซ๐ค๐š?"

Muuqaalkaan waxa uu si faahfaahsan uga hadlayaa muhiimadda scan-ku u leeyahay ogaanshaha heerka cudurka, la socodka xaaladda bukaanka, iyo qorsheynta daaweynta saxda ah.

23/05/2026

Calool gubasho, lalabbo, calool barar ama dheef-shiid xumo joogto ah ma dareemeysaa?

Oasis Hospital waxaa heegan kuugu ah dhakhaatiir khibrad leh iyo adeegyo casri ah

๐Ÿ“ Waddada Cabdiqaasim, Degmada Hodan
๐Ÿ“ž +252 613648200

Want your business to be the top-listed Health & Beauty Business in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Address


Somalia, Benadir, Degmada Hodan, Abdikasim Road
Mogadishu