Shaafi Institute for applied technology
15/11/2019
Ogeysiis:
waxaa la ogaysiinaya dhamaan dadka jecel barashada courses ka computerka iyo IT da inuu machadka bilaabaayo courses cusub sida:
Database
Web Designing
paython
C++
Photoshop
Java
intaasba waxay iskugu jiran qaab bilow ah iyo qaar bilaabanayo sabtida insha allah.
hadaba qofkasto oo danaynaayo waan soodhawaynaynaa
waxaadna nagala soo xariiri kartaan:
0616570202/0616255998
Ogaysiis Dhaman Ardada Jecel inay bartaan Maadooyinka programming ka machadka wuxuu idinla wadagaya inay socoto isdiwangalinta.
24/02/2019
Qaar kamida ardada machadka shaafi oo qadanaayo cashir aadban idin salaamayna dhamaantin.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu