SAYA GROUP

SAYA GROUP

Share

06/09/2025

‎Kawaran Haddii Somalia Dhul beeredkeeda 50%
ay howlgeliso ?

‎• Waxay ka sameyn kartaa in ka badan $3.5 - $4 bilyan oo faa’iido saafi ah sanadkii.

‎• Waxay shaqo abuur u noqon kartaa
‎3–6 milyan oo qof, taas oo hoos u dhigi lahayd shaqo la’aanta iyo saboolnimada.

‎Tusaale kooban;

‎Waxaan tusaale u soo qaadaneynaa dalagyada ugu muhiimsan ee Soomaaliya ku habboon:

‎1. Galley & Sarreen:
celcelis ahaan hektarkii wuxuu soo saari karaa $800 - $1,200 qiime suuqa ah.

‎2. Khudaar & miro (basal, yaanyo, qare, muus, iwm) :
celcelis hektarkii wuxuu soo saari karaaa $2,500 - $4,000.

‎3. Sisinta & digirta :
$1,000 - $1,800 hektarkii.


‎📚 The World Bank/FAO

‎* Ogoow miisaaniyada dowlada Soomaaliya ee sanad laha ah waa $1.34 bilyan oo 69% ay beesha caalamka bixiso ama lacag ahaan ( $903 milyan ).

‎ ; In waxaan dhameyn Hal bilyan iyo bar lagaa bixiyo kala bar ka badan adigoo heli kara sadex bilyan iyo bar aad adigu leedahay ayaa ka wanaagsan 100%.

Xigasho DrAbdifitah Dahiye

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Banadir Mall Area
Mogadishu

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00