SOMCES COMPANY

SOMCES COMPANY

Share

17/02/2026

Dhammaan umadda Muslimiinta ah waxaan uga hambalyeynayaa bilashada bisha barakeysan ee Ramadan. Waa bil kheyr, naxariis, iyo dembi dhaaf. Ilaahay ha inaga dhigo kuwa ka faa'iideysta.

Photos from SOMCES COMPANY's post 17/01/2026

Ma doonaysaa in aad dhisato riyadaada adiga oo aan dhibtoon?

SOMCES Company waxay kuu fududaynaysaa dhammaan mashaariicdaada dhismaha. Kooxdayada khubarada ah ayaa diyaar u ah inay kaa caawiyaan sidii aad u rumi lahayd himilooyinkaaga dhismaha.

πŸ“ž +252 615 180 870 | +252 770 995 757
🌐 www.somces.org | πŸ“© [email protected]
✨ Let’s Connect & Build Your Vision Into Reality! 🏑

Photos from SOMCES COMPANY's post 12/01/2026

πŸ—οΈ From Blueprint to Beautiful Structural Designs.

SOMCES waxay fikraddaada u beddaleysaa naqshad sax ah iyo dhisme qurux badan Laga bilaabo qorsheynta ilaa fulinta, waxaan bixinnaa xalal dhisme oo dhammeystiran oo tayo iyo hal-abuurnimo ku dhisan.

Haddii aad rabto dhisme qurux badan oo laga soo bilaabay naqshad ilaa xaqiiqo muuqata, SOMCES waa doorashada saxda ah.

πŸ“ž +252 615 180 870 | +252 770 995 757
🌐 www.somces.org | πŸ“© [email protected]
✨ Let’s Connect & Build Your Vision Into Reality! 🏑

Want your business to be the top-listed Engineering Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Mogadishu Office: Maka Almularama Road, Adani Tower 4th Floor. Garowe Office: Opec Plaza Second Floor
Mogadishu