Al QALAM School
11/06/2025
TALAADO 10/6/2025
Tartan Cilmiyeedka2024/2025
GALABLEY
Tartan adag ayaa Wuxuu dhexmaray Fasalada 7B iyo 6B oo Final Tartan Aqooneedka Dugsiga Al qalam isugu yimid
Ugu dambeyn waxay Guusha raacday fasalka 6Bkooxda GOLDEN GIRLS
📷 Axmed dayax
Al Qalam school
28/05/2025
Kulan loogu duceynayey fasalka 12aad ee Iskuulka Al-Qalam ayaa ka dhacay hoolka Dugsiga maanta oo ay taariikhdu tahay 28/5/2025
Waxaan alle kaga baryeenaa in uu u aqbalo Ducada iyo qur aanka Aamiin🤲
26/05/2025
Isniin 26/5/2025
Tartan aqooneedka 2024/2025
Subaxley
Tartan adag ayaa maanta dhexmaray Fasalada F4 iyo F3 oo Final Tartan Aqooneedka Dugsiga Al qalam isugu yimid
Ugu dambeyn waxay Guusha raacday fasalka F3 kooxda Abuudar al qafaari
Al Qalam school
18/05/2025
TARTAN AQOONEEDKA 2024/2025
SUBAX
WAREEGA 5AAD
KULAMADA ISBUUCA
F4 VS F3
F3 VS 8B
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 17:30 |
| Tuesday | 07:00 - 17:30 |
| Wednesday | 07:00 - 17:30 |
| Thursday | 07:00 - 12:30 |
| Friday | 07:00 - 12:30 |
| Saturday | 07:00 - 17:30 |
| Sunday | 07:00 - 17:30 |