HIMILO UNIVERSITY
08/04/2026
โ๐
๐ซ๐จ๐ฆ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ ๐ญ๐จ ๐๐ง๐ง๐จ๐ฏ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง: ๐๐จ๐ฐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ง ๐๐๐ง ๐๐ฎ๐ข๐ฅ๐ ๐๐ฎ๐๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ฎ๐ฅ ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐๐ฌ๐ฌ๐๐ฌโ
Himilo Innovation Hub
Waxaan shaacineenaa qabashada workshop muhiim ah oo loogu talagalay horumarinta haweenka iyo ganacsiga, kaas oo cinwaankiisu yahay:
โ๐
๐ซ๐จ๐ฆ ๐๐ค๐ข๐ฅ๐ฅ๐ฌ ๐ญ๐จ ๐๐ง๐ง๐จ๐ฏ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง: ๐๐จ๐ฐ ๐๐จ๐ฆ๐๐ง ๐๐๐ง ๐๐ฎ๐ข๐ฅ๐ ๐๐ฎ๐๐๐๐ฌ๐ฌ๐๐ฎ๐ฅ ๐๐ฎ๐ฌ๐ข๐ง๐๐ฌ๐ฌ๐๐ฌโ
Workshop-kan wuxuu diiradda saarayaa sidii haweenku uga faaโiideysan lahaayeen xirfadahooda una abuuri lahaayeen ganacsiyo guuleysta, iyadoo la adeegsanayo hal-abuur iyo fikrado la fulin karo.
Waxaa workshop-kan bixin doonta Ustaad Fartun Sheikh , SIYB Master Trainer, sidoo kalena ah ๐๐๐ Raad Insights & Advisory lehna khibrad ballaaran oo ku saabsan dhisidda iyo kobcinta ganacsiyada.
๐
๐๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก: ๐๐ ๐๐ฉ๐ซ๐ข๐ฅ ๐๐๐๐
โฐ ๐๐๐ช๐ญ๐ข: ๐:๐๐ ๐๐ โ ๐๐:๐๐ ๐๐
๐ ๐๐จ๐จ๐๐ญ๐: ๐๐ข๐ฆ๐ข๐ฅ๐จ ๐๐ง๐ง๐จ๐ฏ๐๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐๐ฎ๐
25/03/2026
Kadib fasaxii 10ka danbe ee ramadaan iyo ciidulfitriga, berri waxaa si rasmi ah dib noogu bilaaban doonto waxbarashadii insha'allaah.
Soo nabad noqosho Wanaagsan.
Aan kuwada raaxeysano Codka macaan ee ardeygeena Mukhtar Hassan Ibrahim, oo ka mid ardeyda kuliyadda Shareecada iyo Qaanuunka kana mid ahaa tartamayaasha tartanka Quraanka kariimka ee bisha barakeysan ee ramadaan Sanadkaan 1447/2026.
Masha'allah rabi ha barakeeyo Mukhtaar.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Address
Wadnaha Street, Tarabuunka
Mogadishu