Runsheeg Media Network

Runsheeg Media Network

Share

03/03/2026

Israa'iil oo dhulka la jareysa Lubnaan

02/03/2026

Mandiqada bariga Dhexe oo xidigihii cirka isku badaleen dhibicyo gaduudan oo gantaalo mataanyaal ah.

04/02/2026

Wasiir Fiqi "Waxaan ku amaanayaa Taliyihii h**e ee Ciidanka Xoogga Dalka, Odawaa Yuusuf Raage, intii uu xilka joogay, in dhagarka laga jabiyay kooxaha Khawaarijta lagana saaray deegaano badan, iyada oo la dilay horjoogayaal iyo maleeshiyaad aad u badan."

04/02/2026

Taliyaha Cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka, Sareeyo Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, "Waxaan rabaa inaan hortiinna ka caddeeyo inaan aqbalay xilka la ii idmaday, waxaanan ku faraxsanahay inaan xilka kala wareego Taliye Odawaa oo aan soo wada shaqeynay.”

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Jowhar
Mogadishu