Arlaadi Engineering Company

Arlaadi Engineering Company

Share

Photos from Arlaadi Engineering Company's post 02/03/2026

Ramadan Mubarak!

📍baidoa,Somalia

Photos from Arlaadi Engineering Company's post 26/02/2026

Ramadan Mubarak.

Steel Construction (Dhismaha Birta) waa mid aad u xoog badan isla markaana qaadi kara culays weyn iyadoo miisaankiisu yar yahay.
Sidoo kale waa degdeg in la dhiso, waana la kala furfuri karaa lana dib u isticmaali karaa (recyclable).

📍Deg.Hodan,Mogadishu,Somalia

18/02/2026

🌙 RAMADAN KARIM!
Waxaan ummadda somaliyeed ugu hambalyeynaynaa dhalashada bisha barakeysan ee RAMADAN.
Dhammaan ummadda Islaamka, Alle ha idiin fududeeyo soonka, ha idiinka aqbalo cibaadada, hana idiin barakeeyo qoysaska, nafta iyo noloshiinna. Ramadan-kan ha noqdo mid farxad, nabad iyo caafimaad buuxa idiin keena.

Photos from Arlaadi Engineering Company's post 18/08/2025

Dhismaha Xarunta BECO ee Koonfur Galbeed Baidoa Somalia.

.

Photos from Arlaadi Engineering Company's post 19/07/2025

Waxan dhawaan Dhismahan ka dhisnay magaalda Muqdisho.
Waa dhisme quruxdiisa markaad kor ka aragto aad Qancayso Markaad gudaha gashana adan rabin inad kaso baxdo.
Adna aan Kuu dhisno Gurigaaga Riyada ino kalay.

Want your business to be the top-listed Realtor/realty Service in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Mogadishu