Action for Environment
06/12/2025
Bahda Action for Environment waxa ay hambalyo, mahadin iyo bogaadin u dirayaan Wasiirka Deegaanka Gen. H.E Bashir Mohamed Jama iyo Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada - JFS oo ku guuleystay dadaalkoodii ku aadanaa Hindise Sharciyeedka Dhismaha Hayโadda Qaran ee Maareynta Deegaanka (National Environment Management Authority (NEMA). ee shalay lagu ansixiyey shirka goloha wasiirada. Tallaabadan oo ka mid ah talaabooyinka muhiimka u ah ilaalinta deegaanka, maareynta kheyraadka dabiiciga ah iyo guud ahaan ilaalinta mustaqbalka jiilasha soo socda, ayaa kusoo aaday xili ku haboonaa oo baahi weyn loo qabay. Waxaan rajeynayaa in hindisahani noqdo mid dalka u horseeda horumar iyo deegaan badqaba.
22/10/2025
Mogadishu Environmental Summit 2025
๐ฟ Reimagining Mogadishu: Collaborative Solutions for a Green and Smart City ๐ฟ
Weโre excited to announce the new dates for the Mogadishu Environmental Summit:
๐
29โ30 November 2025
๐ Mogadishu, Somalia
Mogadishu Environmental Summit 2025
๐ฟ Reimagining Mogadishu: Collaborative Solutions for a Green and Smart City ๐ฟ
Weโre excited to announce the new dates for the Mogadishu Environmental Summit:
๐
29โ30 November 2025
๐ Mogadishu, Somalia
Join policymakers, innovators, and community leaders as we shape a sustainable and intelligent future for our capital and beyond.
Stay tuned for updates and participation details.
๐๐ก๐๐๐ค๐๐๐ ๐จ๐ฅ๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐ฒ ๐๐ ๐๐ฅ๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ญ๐ ๐๐ข๐ข๐๐จ ๐๐ ๐๐ฎ๐ช๐๐ข๐ฌ๐ก๐จ.
In ka badan 200 isbuuc oo joogteen nadaafad iyo wacyigelin ah. Kaga bogo video-gan sheekada xiisaha leh ee ๐๐ฅ๐จ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐ญ๐ ๐๐ข๐ข๐๐จ!
10/08/2025
Exciting news! The 4th edition of the Mogadishu Environmental Summit 2025 is coming soon! This year's theme: Reimagining Mogadishu: Collaborative Solutions for a Green and Smart City. Stay tuned for updates on how we can work together for a sustainable future!
07/08/2025
07/08/2025
Waxaan ku faraxsannahy in aan qeeb ka aheyn qabsoomidda shirweynaha Haweenka Soomaaliyeed ee Cimilada kaas oo ka qabsoomay magaalada Muqdisho.
Halku dhigga shirka ayaa ahaa haweenka Soomaaliyeed iyo Cadaalada Cimilada. Shirka ayaa ah madal muhiim ah oo lagu xoojinayo codka haweenka Soomaaliyeed ee u dhaq-dhaqaaqa wax ka qabashada isbeddelka cimilada iyo in ay qeeb ka noqdaan siyaasadaha iyo dadaalada lagula tacaalayo isbeddelka cimilada.
05/08/2025
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the organization
Website
Address
Hodan
Mogadishu