Mss World
13/09/2022
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb galaya caleema-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Mudane William Ruto ayaa xalay gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalkaas. Madaxweynaha oo ka mid ah hoggaamiyeyaasha dalalka gobolka iyo caalamka ee ka qeyb-galaya caleema-saarka Madaxweyne William Ruto ayaa waxaa si diirran loogu soo dhaweeyey gegida diyaaradaha caalamiga ah ee Jomo Kenyatta....
Daawo Sawirrada: Sidee madaxweyne XASAN SHEEKH xalay loogu soo dhoweeyey Nairobi? - Warar lagu kalsoonaan karo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb galaya caleema-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Kenya Mudane William Ruto ayaa xalay gaaray magaalada Nairobi ee caasimadda dalkaas. Madaxweynaha oo ka mid ah hoggaamiyeyaasha dalalka gobolka iyo caalamka ee ka qeyb...
13/09/2022
Akhlaaqdu waa lama nooc, akhlaaq qofka ku khaas ah iyo akhlaaq wadareed ay umadu wadaagto. Burburka umad ku dhacaa waxa marar badan sabab u ah bur burka ku yimaada akhlaaq wadareedka bulshadaas. In shaa Allah waxa aan idinla wadaagi doonaa dhawar barmaamij oo ka hadlaya akhlaaq wadareedka bulsho burbur looga badbaadin karo.Barmaamijkani waa kii kowaad ee barmaamijyadaas, waxaanan kaga hadli doonaa akhlaaqda iyo muhiimada ay mujtamaca u leedahay. Fadlan hadaad waqti haysato daawo siina fidi.....
Daawo: Akhlaaqda iyo burburka umadaha (1). - Warar lagu kalsoonaan karo Akhlaaqdu waa lama nooc, akhlaaq qofka ku khaas ah iyo akhlaaq wadareed ay umadu wadaagto. Burburka umad ku dhacaa waxa marar badan sabab u ah bur burka ku yimaada akhlaaq wadareedka bulshadaas. In shaa Allah waxa aan idinla wadaagi doonaa dhawar barmaamij oo ka hadlaya akhlaaq wadareedka bulsho bur...
11/08/2022
Allaha u naxariistee waxaa maanta magaaladda Herer ee dalka Itoobiya ku geeriyoodey abwaankii caanka ahaa ee Cabdilaahi Macalin Axmed “Dhoodaan” oo ahaa hal abuur aad looga yaqaano geyiga Soomaalidu degto. Abwaan Dhoodaan wuxuu ahaa suugaan yahan hodan ku ah curinta suugaanta noocyadeeda kala duwan, sida gabayadda, geeraaro, maansooyinka iyo suugaan isaga gaar u ah oo loo yaqaano Jacburka kaasoo ahaa mid aad loogu xasuusto abwaan Dhoodaan....
Abwaan Dhoodaan oo ku geeriyoodey dalka Itoobiya (Warbixin iyo Taariikhda Abwaanka ). - Warar lagu kalsoonaan karo Allaha u naxariistee waxaa maanta magaaladda Herer ee dalka Itoobiya ku geeriyoodey abwaankii caanka ahaa ee Cabdilaahi Macalin Axmed “Dhoodaan” oo ahaa hal abuur aad looga yaqaano geyiga Soomaalidu degto. Abwaan Dhoodaan wuxuu ahaa suugaan yahan hodan ku ah curinta suugaanta noocyadeeda kala du...
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Wadnaha
Mogadishu