Majd Tech And Growth
26/04/2025
Ma u baahan tahay caawimaad? Waxaan halkan u joognaa inaan si fiican kuu adeegno, Kaliya waa inaad gujisaa! https://wa.link/tf5eik
17/04/2025
Aan kuu naqshadeyno summad gaar ah oo la jaanqaadaysa aragtidaada.
Summaddaadu ma ahan oo kaliya astaan ee waa codka, aragtida, iyo qiyamka ganacsigaaga. Waxaan kaa caawinaynaa inaan kuu dhisno astaan iyo aqoonsi ganacsi oo dadka xasuusan doonaan, si ganacsigaagu uga dhex muuqdo suuqa.
-----------------------------------------
Let’s bring your vision to life with a unique brand identity that speaks for you.
Your brand is more than just a logo it's the voice, the vision, and the values that set you apart. From logo design to full brand strategy, we help businesses stand out and connect with their audience.
28/02/2025
Waxaan u hambalyeynaynaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed munaasabadda dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
Ramadaan Mubaarak!, Ilaahay ha inoo wada xoojiyo iimaanka, soonkeena ha naga aqbalo, nabad iyo kheyrna ha inoogu dhameeyo. Alle idankiis.
28/02/2025
Xalay waxa noo qabsoomay kulan aad u qiimo badan oo ku saabsanaa "Doorka Tiknoolajiyadda ee Qaabeynta Mustaqbalka: Sida Dhalinyarada U Hogaamin Karaan."
Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan kasoo qeybgalayaashii naga soo qeyb galay, aragtidooda nala wadaagay, iyo doorkii ay ka qaateen horumarinta aqoonta tiknoolajiyadda. Waxaan rajaynaynaa in aqoontii la is dhaafsaday ay idin anfacdo, oo aad uga faa’iidaysataan safarkiinna ganacsi.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
Makka Al Mukarrama Road
Mogadishu
252