Infinity Media Solutions
Muuqaal:
Waxaa si rasmi ah loo daahfuray Hamarboots, goob casri ah oo loogu talagalay sawirro iyo muuqaallo tayo sare leh. Ku soo dhawaada meesha xusuusahaaga loogu keydiyo si qurux badan
26/05/2026
Sawiro: Waxaa si rasmi ah loo daahfuray Hamarboots, goob casri ah oo loogu talagalay sawirro iyo muuqaallo tayo sare leh. Ku soo dhawaada meesha xusuusahaaga loogu keydiyo si qurux badan
26/05/2026
Ciid Mubaarak!
19/04/2026
Waxaa sharaf weyn noo ah bahda Infinity Media in rugcadaa saxaafadeed wariye Cabdisalaan Hareri uu nagu soo booqday xarunteena. Intii uu nala joogay, wuxuu nala wadaagay aragtiyo ku saabsan warbaahinta Soomaaliyeed, wuxuuna si gaar ah u dhiirrigeliyay shaqada aan u hayno bulshada, isagoo sidoo kale bogaadiyay dadaalka iyo doorka aan ka qaadaneyno wacyigelinta iyo horumarka.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Kobac Plaza, Floor 2, Room A4
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 18:00 |
| Tuesday | 09:00 - 18:00 |
| Wednesday | 09:00 - 18:00 |
| Thursday | 09:00 - 18:00 |
| Saturday | 09:00 - 18:00 |
| Sunday | 09:00 - 18:00 |