Xurmo
Wararka duhur :- Ciidamada Dowlada oo gacanta ku soo dhigay ninkii dilay Imaamka masjidka
Nagu soo biir 24 Tv Fallow dheh
07/03/2023
Madax waynaha Jamhuuriyada FS Dr- Hassan Shekh Mahmud ayaa maanta Magalada duha ee waxa oo kula kulmay Madax waynihii h**e Mohamed Abdullahi Farmaajo
Waxa oona kaga waramay Xaalada guud ee Dalka
Gadoomiyaha gabalka banaadir ahna duqa muqdisho Mudane Yuusuf Xusen Jimcaale ayaa xalay ka qeeb galay kulan lagu qabtay gudaha dagmada Abdacsiis kulankaa oo looga hadlaayay Barnaamijki Garanwaa
Oo Horay u iclaamiyay Madax wayne Xasan Shekh maxmuud
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu