ADDA Academy
18/12/2023
📌
biir group-yada academy
WhatsApp group: https://chat.whatsapp.com/Cehzxaqg6qGGackigtaCIb
Telegram group : https://t.me/+-ONNJYLzP15iNmRk
Iska diiwaangali formakaan:
https://docs.google.com/forms/d/e/1FAIpQLSdNCu-m0jZLi_XOm1-8aFDRe0vy15Ex-wqAAHJP2uTTMzzZEg/viewform?usp=sf_link
Workshop-kaam wuxuu ku baxaa: Online via Microsoft Teams
https://teams.live.com/meet/9495770275608
Workshop-kaan waxaa ugu tala galney iney ka faaideystaan dhaaman ardeyda, kuwa daneynaya iney tayeeyan aqoontooda ayna rabaan iney ogaadaan sidey u shaqeeyaan shirkadaha caalamka iyo sirta softwarekaan, saas okaale shaqaalaha shirkadaha ku taqasusey architecture and construction.
Fadlan workshopkaan waa lacag la’aan, waxeynu ugu danleenahy ineynu ugu faaideyno lana wadaagno qibradeena ardeyda soomaliyeed dhigata injineeriyada iyo architekterka.
Qofka ka qeebqaata workshop-kaan wuxuu heli doona shahaaddo laga aqoonsanyahay Academy iyo DIGITAL DESIGN oo ka howlgasha Turkey, Ruwaanda iyo kenya
Taariikgda: 03/07/2023.
Waqtiga: 7:00 PM – 9:00PM
F.G. waqtigu waxaa ku saleyney soomaaliya ama geeska frika
Fadlan kala xariir wixii faafaahin ah, lanbarada hoose ku qoran ama WhatsApp-ka.
+254799967934 https://wa.link/989uzt
Course sponsored by ADD Digital Design
instructor AbdulFatah Abdulaziz
#
Graphic design & video editing waxey kaalmaha h**e kaga jiraan 10ka shaqo ee caalamka ugu mustaqbalka wanaagsan 2035, tirokoobkii ugu danbeeyey.
Ma dooneysaa inaa lahaatid xirfad gaar kuu ah, oo kaga shaqeysan kartid adigoo gurigaaga jooga meel walba daafaha dunida.
Ma ka daashey inaa cv geyso shirkadaha, ma dooneysa inaa gacantaada ku sameysitid CV profisional ah oo lagaa doorto boqalaal cv.
Ma dooneysa inaa ku shaqeysatid adigoo jooga gurigaaga si digtaal- online ah.
Ma dooneysaa inaa hayeesiin ku sameysatid goobtaada ganacsiga adigoo qofkale lacag siin.
Xiligii h**e waxaa li dhihi jirey ummigu(qofka aan wax aqrin waxna qori Karin) kadib waxey isku badashey in loo yaqaaano ummigu qofka aan aqoonin sida loo isticmaalo aalada kombuyuutarka, laakiin waqtiga aynu joogno waxaa isku badashey umigu waa qofka aanan awoodin siduu ku hormarsiin lahaa afkaartiisa, hal-abuuradiisa ama ganacsigiisa si digital ah, sidaa daraadeed koorsigaan waxey kuugu xireysaa suuqa digitalka-ah, sifududna ugu shaqeysan kartaa suuqyada caalamiga ah, adigoo shahahado jaamcadna u baahanin ama in cv meel geyso.
Fursadaan waxeynu ugu tala galaney iney ka faaideystaan, kuna kaalmeyno iney xirfad u gaar ah lahaadaan, si fududna ugu shaqeysan karaan haldoorada soomaaliyeed ku dhaqan dalka kenya gaar ahaan nairobi.
Iska diiwaan gali lanbarada hoose ku qoran. Diiwaan galintu waxey ku egtahay taariikhda 12/03/2023.
0715244437
0701472518
Juja B Extension on Muratina Road,Opposite Muratina Tower, Nairobi, kenya
-----------------------------------------------------------------------
Course sponsored by AADD Digital DesignWe Are a digital world …we are Everywhere.
Our offices:
Rwanda, Kigali: +250790394911
Turkey Istanbul: +905528918093
WhatsApp link https://wa.link/xj2ozb
[email protected]
adddigitaldesign.com
ADDA Academy ADDA Academy is a learning institution dedicated to providing high-quality education and training.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Address
Mogadishu