Bakol News

Bakol News

Share

Photos from Tiyeeglow District Administration South-West's post 17/07/2025
26/05/2025

QOFWALIBA DALKIISA AYAA KU SHARAF LEEYAHAY ✅

28/03/2025

CIIDANKA XOOGA DALKA SOMALIYEED GAAR AHAAN GUUTADA 9-AAD AYAA HOWLGALLA KADHAN AH KAWADA GUUD AHAAN DEEGANADA IYO DEG MOOYINKA GOBOLKA BAKOL.

23/02/2025

-

Duqeymo Diyaaradaha Mareykanka ay la beegsadeen haraadiga Daacish ee ku sugan Buuraha Al-misked oo kaashanaya Dowladda Soomaaliya.

Muqdisho, February 23, 2025: Weerar cirka ah oo ay iska kaashadeen ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Mareykanka ee AFRICOM ayaa lagu guuleystay in lagu bartilmaameedsado maleeshiyada Daacish ee ku dhuumaalaysanaya buuraha Cal-Miskeed ee Puntland.

Ciidamada Cirka ee Mareykanka ayaa duqeyntan fuliyay fiidkii 21-kii February, waxayna sii socdeen illaa 22-February-2025, iyagoo ujeedkoodu ahaa in ciidamada Daraawiishta Puntland ay ka taageeraan dadaallada lagu ciribtirayo haraadiga Daacish.

Qiimayn horudhac ah oo la sameeyay ayaa daaha ka qaadaysa in saddex ka mid ah Daacish la dilay, iyadoo aan la sheegin khasaare soo gaaray dadka rayidka ah.

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo kaashanaysa AFRICOM ayaa sii wadi doonta qiimeynta natiijada howlgallada socda iyo sidii ay shacabka u gaarsiin lahaayeen xog cusub.

-Dhamaad-

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Mogadishu