SYADA ORG

SYADA ORG

Share

Photos from SYADA ORG's post 22/09/2025

Shahaado-siinta qayb ka mid ah Musharaxiinta u taagan jagada Guddoomiyaha Ururka SYADA 2025.

22/09/2025

𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐃𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐔𝐫𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐘𝐀𝐃𝐀 oo gudanaya waajibaadkooda Shaqo ee uu qeexayo Xeer Hoosaadka Ururka SYADA gaar ahaan 𝐐𝐨𝐝𝐝𝐨𝐛𝐚𝐝𝐚 𝟗𝐚𝐚𝐝 𝐢𝐲𝐨 𝟏𝟎𝐚𝐚𝐝, Waxaa Caawa oo ay Taariikhdu ku beegan tahay 𝟐𝟐/𝟎𝟗/𝟐𝟎𝟐𝟓 si rasmi ah u bilaabeen Shahaado siinta Musharixiinta u tartamaya jagada 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐔𝐫𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐘𝐀𝐃𝐀 Waxaana isla caawa is diiwaan galiyay Labo Musharax oo kala ah.

𝟏. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐜𝐚𝐬𝐢𝐢𝐬 𝐒𝐚𝐚𝐥𝐚𝐱 𝐈𝐬𝐦𝐚𝐚𝐜𝐢𝐢𝐥.
𝟐. 𝐂𝐚𝐛𝐝𝐢𝐧𝐚𝐚𝐬𝐢𝐫 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝 𝐈𝐬𝐦𝐚𝐚𝐜𝐢𝐢𝐥.

Haddaba waxaa la ogaysiinayaa Musharixiinta kale ee danaynaya Jagada Guddoomiyaha Ururka SYADA in Bari oo kaliya ay ka harsan tahay 𝐃𝐢𝐢𝐰𝐚𝐚𝐧𝐠𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐌𝐮𝐬𝐡𝐚𝐫𝐢𝐱𝐢𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐨𝐨𝐦𝐢𝐲𝐚𝐡𝐚 𝐔𝐫𝐮𝐫𝐤𝐚 𝐒𝐘𝐀𝐃𝐀.

MAHADSANIDIIN

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Maka Al Mukarama
Mogadishu