Horyaal Hospital
𝐌𝐚𝐚𝐦𝐮𝐥𝐤𝐚 iyo 𝐬𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐲𝐚𝐚𝐥 waxay munaasabadda 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐮𝐥 𝐚𝐝𝐱𝐚𝐚 ugu hambalyeynaayaa dhammaan umadda muslimka ah gaar ahan bulshawaynta Soomaaliyeed Waxaan idiin rajeynaynaa farxad, caafimaad, iyo badqab. Ilaahay ha ina gaarsiiyo Ciidan Ciideeda Cibaado Suuban Acmaal wanaagsan.
Ciidul Caafiya Ciid wanaagsan.
𝐖aa maxay 𝗚𝘆𝗻𝗲𝗰𝗼𝗺𝗮𝘀𝘁𝗶𝗮 ama Naasaha Ragga Oo Waa weynaado ?
Gynecomastia waa isbeddel jireed oo ku yimaada Ragga Gaar ahan Naasaha.
23/05/2026
𝐈𝐬𝐛𝐢𝐭𝐚𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐲𝐚𝐚𝐥 oo kaduulaya mudnaanta bukaanada ayaa u qabtay Tababar xooga lagu saaray Xiriir Wax-ku-oolka ah iyo Daryeel Macaamiil, ( 𝐄𝐟𝐟𝐞𝐜𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐂𝐨𝐦𝐦𝐮𝐧𝐢𝐜𝐚𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐚𝐧𝐝 𝐂𝐮𝐬𝐭𝐨𝐦𝐞𝐫 𝐂𝐚𝐫𝐞 si kor loogu qaado tayada adeegga iyo wada shaqeynta goobta shaqada.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Tarbuunka Road Hodan District
Mogadishu
BN