Buulo community

Buulo  community

Share

Photos from Buulo  community's post 01/05/2025

Maalin wanaagsan Saaxiibyaal Pageka Buulo community Wuxuu raadinayaa Admin farta ka xiran oo soo bandhiga dhiga Update walba oo xaafada ka dhaca, haddaba Hadii aad tahay admin ku Wanaagsan qorista farta soomaaliga iyo soo bandhigida hormarada kala duwan ee ka jira xaafada Buulada fadlan qeybta inboxka codsigaada kusoo gudbi mahadsanid 🙏

28/12/2024

Congratulations 🎊 my barather miletery marines 🔥

Photos from Buulo  community's post 15/12/2024

Safar salaama Qaali Nor Mahamed oo dalka dibadiisa maanta u safrtay.
Hormar weyn ayaan ku rajeynaynaa Meel walbo dunida aad ka tagto allaha kaaga dhigo hooyo io aabo.

Safe journey wlashey 🙏 ✈️
Abdulahi Yariisow Fahad Aarka Űbďý Rahmaan Haaji Hussien

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Muqdisho
Mogadishu
252