ISLOW
12/07/2022
Raphinha: waa la yaabay!
Barcelona ayaa heshiis buuxa kula jirta Leeds oo ku aadan Raphinha, heshiis waa la dhameeyay waanan tagnaa! 🇧🇷
▫️ Heshiis ay labada kooxood ku kala saxiixdeen 58 milyan oo Yuuro iyo lacago dheeri ah oo gaaraya €68m.
▫️ Leeds ayaa maanta aqbashay, haatana naadiyadu waxay diyaarinayaan waraaqo si ay u dhamaystiraan heshiiska.
▫️ Raphinha ayaa kaliya doonayay Barcelona maadama uu ogolaaday heshiis shan sano ah tan iyo bishii February ee lasoo dhaafay.
▫️ Chelsea ayaa heshiis la gaartay Leeds laakiin waligood wax heshiis shaqsi ah lama gaarin Raphinha kaasoo mar walba ku mashquulsanaa riyadiisa Barça.
Sideed u qiimeysaa ka guuristan 1️⃣ una guurtay 🔟?
12/07/2022
rasmi ah, ayaa la xaqiijiyay. Rodri ayaa heshiis cusub u saxiixay Manchester City ilaa June 2027: "Man City waxay i siisay fursada ugu fiican ee aan koobab ku qaadi karo, waana sababta aan ugu faraxsanahay inaan halkan sii joogo muddo dheer." 🔵🤝
Kuwa soo socda ee liiska heshiisyada cusub ee Man City: Phil Foden, Rihad Mahrez.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Somali
Mogadishu