Sanguni General Trading LLC
13/09/2025
Sadaali oo Guuleyso $15.
Man Utd F.C. 🆚 Man City F.C. | Premier League2025/26.
Sharuuddaha:
1. Like saar page-ka.
2. Share dheh post-ga.
3. Saadaalintu waxay ku egtahay marka ay bilaabato ciyaarta.
F.G: Haddii aadan shuruudaha buuxin, qof buuxiya ee kaa dambeeyey ayaa abaal-marinta heli doono.
02/09/2025
Hambalyo Hambalyo Hambalyo.
Mukhtaar mohamuud ayaa noqday sadaaliyaha ciyartii u dhaxeysay Arsenal vs Liverpool .
Ma tahay muuqaal sameeye?
Waxaan kuu sameynay qiimo dhimistii ugu ballaarneyd ee aan ku sameyno qalabyada istuudiyaha.
Fadlan nagu soo booqo xarumeheenna ama nagala soo xiriir whatsappkeenna si aad hesho qiimo dhimistan.
Ka faaideysi wacan. 😍
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Mogadishu-Somalia
Mogadishu
100