SYL University
Gudoomiyihii h**e ee Jaamacada SYL Mr Abdullahi Mohammed Ahmed iyo qaar ka mida ardayda dhigata Jaamacada SYL ayaa ka hambalyeey 83 guuradii urur ka SYL iyo 10 sano guuradii asaasitaan ka Jaamacada SYL
15/05/2026
XUSKA 15-KA MAY
Jaamacada SYL waxa ay ummada soomaaliyees ugu hambalyeyneysaa Maalinta taariikhiga ah 15-ka May Waa Maalin Qiimo Weyn Ugu Fadhida Shacabka Soomaaliyeed meel walbey jogaan, 🇸🇴
Waana Maalintii la aas-aasay Ururkii Gobonnimo-doonka Soomaaliyeed Ee SYL
Sidoo kale ardayda ,macalimiinta iyo bahdo SYL University waxaan ugu hambalyeynayaa 10 sano guuradii ka Soo wareegtay aasaas kii Jaamacada SYL
09/04/2026
Waxaa xarumaha kala duwan ee SYL University ka bilaabmay mid -term exam ee semester-ka 2aad, 𝐬𝐚𝐧𝐚𝐝-𝐝𝐮𝐠𝐬𝐢𝐲𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝟐𝟎𝟐𝟓–𝟐𝟎𝟐𝟔.
Imtixaanka ayaa si isku mid ah uga bilowday dhammaan xarumaha kala geddisan ee Jaamacadda, waxaana u fadhiistay Ardayda Part-Time, halka Ardayda Full-Time ay u fadhiisan doonaan imtixaankooda maalinta sabdiga ah oo ay taariiqdu tahay 11/4/2026.
SYL University waxay u rajaynaysaa dhammaan Ardayda guul iyo horumar.
Xafiiska Warfaafinta & Warbaahinta – SYL University
🌐 Web: SYL University.edu.so
01/04/2026
𝐃𝐚𝐲 𝟏 – 𝐁𝐥𝐨𝐨𝐝 𝐓𝐫𝐚𝐧𝐬𝐟𝐮𝐬𝐢𝐨𝐧 𝐒𝐞𝐦𝐢𝐧𝐚𝐫
Sawirradan waxay muujinayaan daqiiqadihii ugu horreeyay ee 𝐌𝐚𝐚𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐤𝐨𝐨𝐰𝐚𝐚𝐝 ee 𝐁𝐥𝐨𝐨𝐝 𝐓𝐫𝐚𝐧𝐬𝐟𝐮𝐬𝐢𝐨𝐧 𝐒𝐞𝐦𝐢𝐧𝐚𝐫, halkaas oo aqoon qiimo leh iyo wacyigelin muhiim ah lagu wadaagay.
𝐌𝐚𝐡𝐚𝐝 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡 dhammaan ardayda iyo 𝐦𝐚𝐫𝐭𝐢-𝐬𝐡𝐚𝐫𝐚𝐟𝐭𝐚 ka qayb qaadatay guusha maalintan.
𝐖𝐚𝐱𝐚𝐚 𝐬𝐢 𝐰𝐚𝐝𝐚𝐣𝐢𝐫 𝐚𝐡 𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐛𝐚𝐧𝐪𝐚𝐚𝐛𝐢𝐲𝐚𝐲 Kaalib Tech SYL University And Somali specialist Hospital.
Mahadsanidiin, 𝐥𝐚 𝐬𝐨𝐜𝐨 𝐃𝐚𝐲 𝟐.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu