Setsom Technologies
05/04/2026
๐ฌ ๐๐ซ๐จ๐๐๐ฌ๐ฌ๐ข๐จ๐ง๐๐ฅ ๐๐ข๐๐ซ๐จ๐ฌ๐๐จ๐ฉ๐๐ฌ โ ๐๐๐๐๐ ๐๐๐ฑ๐๐ ๐๐๐ ๐ ๐๐๐ฅ๐๐ ๐๐๐ญ๐ฌ๐จ๐ฆ ๐๐๐๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ข๐๐ฌ! ๐ฌ
Ku shaqee dayactirka electronics & baaritaanka adigoo isticmaalaya Microscopes tayo sare leh oo bixiya muuqaal cad iyo saxnaan sare ๐
โ
Noocyada La Heli Karo:
๐น RELIFE RL-M7T Pro Microscope (0.5CTV Interface โ Indigo)
๐น M5T Pro-B11 Trinocular Microscope
๐น Digital Microscope (1-1200X)
๐น KGX-2000X Digital Microscope (10.1โ 1080P)
๐น Portable 3.6MP Digital Microscope (4.3โ HD LCD)
โ
Ku Habboon:
โ Mobile & Laptop Repair
โ PCB & Soldering Work
โ Electronics Projects
โ Schools & Laboratories
๐ ๐๐จ๐จ๐๐ญ๐: ๐๐จ๐ ๐๐๐ข๐ฌ๐ก๐ฎ โ ๐๐จ๐ฐ๐ฅ-๐๐๐๐๐๐
๐ ๐๐๐ฅ๐ ๐๐จ๐จ ๐๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ: +๐๐๐-๐๐๐-๐๐๐๐๐๐
๐ Dalbo Hadda oo Kor U Qaad Shaqadaada!
SETSOM TECHNOLOGIES โ Make Something
Waa microscope casri oo shaqadaada ku fududeyn kara waxeynu kaga heynaa dhoor nooc
19/03/2026
๐ ๐๐ข๐ข๐ ๐๐ฎ๐๐๐๐ซ๐๐ค ๐๐ก๐๐ฆ๐๐๐ง ๐ฆ๐๐๐๐๐ฆ๐ข๐ข๐ฌ๐ก๐๐๐ง๐ ๐ช๐๐๐ฅ๐ข๐ ๐ ๐๐ก!
Munaasabadan barakeysan ee Ciidda awgeed, waxaan idiin rajeynaynaa farxad, caafimaad iyo guulo badan.
ูู ุนุงู
ูุฃูุชู
ุจุฎูุฑุ ุชูุจู ุงููู ู
ูุง ูู
ููู
ุตุงูุญ ุงูุฃุนู
ุงู ๐คฒโจ
๐๐๐๐๐ข๐ซ ๐ฌ๐๐ฑ ๐๐ก, ๐ฌ๐ก๐๐ช๐จ ๐ก๐ฎ๐๐๐ง โก
Digital Multimeter wuxuu cabbiraa danab, koronto & iska-caabin iyo dhamaan basic electronics๐ง๐
17/02/2026
๐ Ramadaan Kariim Dhamaan Muslimiinta iyo Ummadda Soomaaliyeed ๐
Bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa mar kale ina soo gaartay, waa bil naxariis, dambi dhaaf iyo kheyr badan. Waxaan hambalyo iyo duco u diraynaa dhammaan Muslimiinta, gaar ahaan Ummadda Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan.
Ilaahay ha inaga dhigo kuwii ka faaโiideysta fadliga bisha Ramadaan, hana inaga aqbalo soonka, salaadda, ducada iyo camalka suuban.
Allaha nagu gaarsiiyo nabad, caafimaad iyo barwaaqo. ๐คฒโจ
Ramadan Kariim!
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Olympic Street, Near To Somtel
Mogadishu
Opening Hours
| Monday | 08:00 - 17:30 |
| Tuesday | 08:00 - 17:30 |
| Wednesday | 08:00 - 17:30 |
| Thursday | 08:00 - 17:30 |
| Saturday | 08:00 - 17:30 |
| Sunday | 08:00 - 17:30 |