Standard College
π’ OGEYSIIS MUHIIM AH
Baro Xirfadda Kombiyuutarka β Bilow Maanta! π»
Standard College waxa uu bilaabayaa dufcaddii 23aad ee koorsada xirfadaha kombiyuutarka oo diiradda saaraysa:
π₯οΈ Hardware & Software
π Xirfadaha aasaasiga ah
π Microsoft Office
π Internet & E-mail..iyo waxyaabo kale oo badan!
π Kobci xirfaddaada tiknoolajiyadeed β Baro sida xirfadle, u shaqee sida hogaamiye!
π Isdiiwaangeli Hadda: 0619831723
Kuraasta waa xadidan yihiin! yaan lagaa buuxinin ee horey u gaar xarunta machadka. Hodan Taleex - Kasoo Horjeedka Maqaaxida Fatxi
Ogeysiis Muhiim ah
Waxaa si rasmi ah u furmay College-keena, maanta oo sabtibah waxaana bilaawnay qaadashada ardayda cusub ee kala ah:
1. Maadooyinka Scientific
2. Barashada Computer
3. Barashada Luqadda English ka
4. Ardeyda Diyaarinta ee Dugsi Hoose Dhexe.
Tirada ardayda aan qaadaneyno waa xadidan, sidaas darteed fursaddu waa koobantahay ee yuusan kaa buuxsamin fasalada.
Wixii faahfaahin dheeraad ah kala xiriir: 0619831723
Fiiro Gaar ah:
Fadlan ka faaβiidey fursaddan qaaliga ah, kuna dhiirrigeli walaalkaaga ama saaxiibkaa kula midka ah inuu ka qeyb qaato.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Taleh/Hodan District
Mogadishu
00252
Opening Hours
| 06:00 - 23:45 |