Machadka Sigma
15/06/2024
Bishaaro Bishaaro !
Munaasabadda Ciidda awgeed, wuxuu Machadka Sigma qiima dhimis ku sameeyay maadada 𝗗𝗶𝗳𝗳𝗲𝗿𝗲𝗻𝘁𝗶𝗮𝗹 𝗖𝗮𝗹𝗰𝘂𝗹𝘂𝘀.
Ka Faa'iideesi wacan 14 - 20 Jun 2024
Koorsadaan oo loogu talagalay ardayda Jaamacadaha waxay ka kooban tahay 4 Cutub iyo ku dhawaad 40 Cashar:
1. Chapter I : Functions
2. Chapter II: Limits
3. Chapter III: Derivatives
4. Chapter IV: More on Differentiation
https://machadkasigma.com/courses/differential-calculus-diploma/
Wixii faahfaahin dheeraad ah lasoo xiriir: 0619876726 | 0629876726
26/10/2023
koorsadan Xisaabta waxaa loogu talagalay ardayda barata injineernimada, xisaabta, sayniska iyo cilmiga physics ka, Calculuska waa waa farac weyn oo muhiim kana mid ah xisaabta . Waxay kaa caawineysaa xallinta layliyo iyo shaqooyin badan oo Xisaabta ka mid ah. Koorsadu waxay faa’iido u leedahay kuwa bilawga ah iyo sidoo kale heerka sare ee waxbarsada.
haddii aad dooneysid in aad si wanaagsan oo practial ah u barato xisaabta aad ka sara marto qeyrkaa kooraskan waa waxa uu kaa caawinayaa inaad si fiican u barato dhibco sare ka keento dhammaan layliyada iyo imtaxaanaadka.
Link-gaan guji si aad u aragto Chapters-ka koorsada oo dhamaystiran
https://machadkasigma.com/courses/differential-calculus-diploma/
Wixii faahfaahin dheeraad ah lasoo xiriir: 0619876726 | 0629876726
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Mogadishu