Banadir Digital Academy
01/04/2021
ON : (Job searching skills Training.).............................................................
.
oo aha xarun bixisa wabarasho online ah , waxa u qabanaa tabobar caalami ah o ku saabsan xirfadda shaqo raadinta ..............................................................
Tabobarku waxa u socon doonna muddo labo maalin ah.
: 8/4/2021 .
& : $4 only
• : ZOOM Meeting Online .
N:B = Kasoo qeyb galayaasha programkaan waa ay xadidan yihiin ,
Tababarka waxaa lagu bixin doonaa shahaado caalamiya oo la aqoonsanyahay oo aad ku heli karto qaab Online .
ayaad ku heleysaa Tababarkan .
Meel walba aad joogto waad ka faa’ideysan kartaa .
ha iska dayicin fursadaan .
Now
: +252683514761
Fadlan iska diwaan gali qaab online ah kala xariir
+252683514761Ama link hoose kuji iskna diwaan gali :- https://wa.me/message/HRDGODUYBAOPA1
this , , si ay kuu soo gaaran any program oo ay bixineyso , hadii aad daneyneyso fadlan comments inoogu reeb iyo .
01/02/2021
Waxaa si qurux badan inoogu qabsoomay aan kuwada balan sanen qaab ah waxaa ka faaideystay arday soomaliyed oo jamacado kale duwan ka kala dhigta jamacadaha magaalada muqdishu .
waxaa mahada iska leh SW mahada xigta waxaa leh iyo soo agaasimay .
Waxaan kaloo umahadcelinaynaa kasoo qeyb gashay kana faaideystay free ga ahaa.
Kala soco halkan programyo kala duwan oo nuucan oo kale .
like saar gareey si aad ula socoto wixi lasoo galiyo .
.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
NONE