Gargaar Hospital
19/03/2026
ANTENATAL CARD
Daryeel Hooyo oo Dhameystiran
Ku hel ilaa 30% dhimis dhammaan adeegyada uurka
Baaritaanno joogto ah
Ultrasound casri ah
La socod caafimaad oo joogto ah
Xubinimo kuu dammaanad qaadaysa badbaado iyo daryeel tayo leh
03/03/2026
π¦·β¨ Fursad Gaar Ah oo Ka Socota Gargaar Hospital!
Munaasabadda 10-ka dhexe bisha Barakaysan ee Ramadaan awgeed, waxaan kuu haynaa 50% Discount dhammaan adeegyada ilkaha!
Adeegyada la dhimay waxaa ka mid ah:
βοΈ Xirista Ilkaha
βοΈ Dhaqista Ilkaha
βοΈ Badalista Ilkaha
βοΈ Dareen Dilista
βοΈ Buuxinta Ilkaha
βοΈ Bixinta Ilkaha
Ha seegin fursaddan si aad u hesho daryeel ilko oo tayo sare leh qiimo jaban.
π xaruntu waxy ku tala Macmacaanka Xaaji Gaboow
π Wac: +252 61 3503096 / +252 61 6503096
Labadii usbuuc ee la soo dhaafay, bukaannada ugu badan ee yimid Gargaar Hospital waxay ka cabanayeen calool xanuun iyo lalabo β gaar ahaan xilliga Ramadaanka.
Sababaha ugu badan: aash*to, cunto badan oo hal mar la cuno, iyo biyo laβaan.
βοΈ Afurka si tartiib ah u bilow
βοΈ Ka fogow cuntooyinka shiilan
βοΈ Cab biyo ku filan
Haddii xanuunku sii socdo ama uu noqdo mid daran, la tasho dhakhtar.
π Qiimo Dhimis ugaar ah bisha barakeysan ee Ramadaan: 50% qiimo dhimis la-talinta dhakhtarka cudurrada guud.
π Nagu soo booqo Dharkenley β agagaarka Macmacaanka
π Gargaar Hospital β Daryeel aad ku kalsoonaan karto
23/02/2026
π Qiimo Dhimis Weyn β 30% Discount!π₯
Munaasabadda bisha barakeysan awgeed, Gargaar Hospital waxay kuu diyaarisay 30% qiimo dhimis dhammaan qeybaha muhiimka ah ee hospital-ka.
β
Qeybta Qaliinka
β
Qeybta Haweenka
β
Qeybta Sheybaarka
β
Qeybta Ilkaha
β
Qeybta Daawada
β
Qeybta Dhalmada
Fursad dahabi ahha seegin fursadan oo nagu soo booqo gargaar hospital dharkenley macmacaanka
π Dharkenley, Macmacaanka Xaaji Gaabow
π +252 61 3503096
Caafimaadkaaga waa mudnaanteena β ka faaβiideyso qiimo dhimistan hadda!π
18/02/2026
π Ramadaan Kariim π
Bisha barakaysan ee Ramadaan ayaa timid β bishii naxariista, dembi-dhaafka, iyo isu soo dhowaanshaha qalbiyada. Waxaan idiin rajaynaynaa Ramadaan kheyr badan, caafimaad, nabad, iyo cibaado la aqbalo. Ilaahay ha inaga dhigo kuwii ka faaβiidaysta fursadaha barakaysan ee bishan, hana inagu gallado farxad, samir, iyo ajar badan.
Ramadaan Mubaarak β Soon wanaagsan! π€²β¨
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the practice
Telephone
Website
Address
Haji Gabow
Mogadishu