Duunyo Veterinary Service

Duunyo Veterinary Service

Share

26/06/2026

Cyperkill waa sun qurixisa maqaarka xoolaha .

Dr:Abdullahi alcarabiya follow this page..

25/06/2026

Ilmo ayaa ku dhex dhintay hashaan lkn Qaliin guulaystay ayay ku sameeyeen dhaqaatiirteenu, qaliinkaan waxaa sameeyy dr ibrahim dahir waa kan pageka drka hala booqdo i.a https://www.facebook.com/share/r/184Xw897xS/

24/06/2026

Ma jaceshahay inaad yeelato beer laguugy beero calafka xoolaha …

23/06/2026

Phoxime sun ku cusub geyiga somalida curibtireyso shilinta dhamiijada boodada iyo dullinka xoolaha nooc walbo noqdo

Want your practice to be the top-listed Clinic in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu
00252