Atlantic Hospital
04/11/2025
Ma ogtahay in ciyaarta maalin kasta ay kor u qaaddo murqaha iyo maskaxda carruurta?
Atlantic Hospital waxay taageertaa koritaanka caafimaad ee ubadkaaga.
Nagu soo booqo si aad u hesho adeegyo caafimaad oo carruurta u gaar ah, jawi farxad lehna ku dhisan.
π Wadada Warshadaha, Muqdisho
π +252 618965500 |
26/10/2025
π©Ί Soo Dhawoow πΏπ§. πππ¬π ππ¨πππ β Dhakhtarka Carruurta ee Atlantic Hospital!
Isbitaalka Atlantic Hospital wuxuu si rasmi ah u soo dhaweynayaa Dr. Hawa Ishak, oo ah dhakhtar ku takhasustay cudurrada carruurta (Pediatrics), kana qalin jabisay Jaamacadda Makerere University (MBChB, MMed Pediatrics).
πΆππ€ πΎπππ‘π ππππ© π½ππππ£πβ waa ballanqaadkeena
πΏπ§. πππ¬π waxay halkan u joogtaa in ay carruurtaada siiso daryeel caafimaad oo naxariis leh, xirfad sare leh, iyo adeeg joogto ah 24/7.
π Nala soo xiriir si aad ballan u qabsato ama wax badan uga ogaato adeegyada carruurta:
π +252 618965555 | +252 618965500 | +252 623133324
12/09/2025
ππΌπ-ππΌππΌπΌππΌπΏπππΏ: ππππππΌ πππ½πππΌπΌππΌπΏπΌ ππΌπΌπππΌ ππ πππππΌπΌππππΌ (πππΌππ)
π΄πππππΊ π¨ππ»πππΊπΊπ
π
πΊπ½πΊ π¦πΊπΊπππΊ πΎπΎ π²ππππΊπΊπ
πππΊ (π²ππ π―π§) ππΊππΊ ππ πΌπΊπ»πΊπππ ππΊ πππππππΊππΊπΊ πππππ ππ πππΊππΌπ-π½πΊπππ πΊπ π π»ππππ½πΊπ πππ»πππΊπΊπ
π
πΊπ½πΊ ππΊπΊπππΊ π
ππ π
πΎπΎππΊππΊπ, ππππΊπΊπ ππ πππΎπΎπππΊπ πππΊπ ππΊππΎπππΊππΊπΊπ πππππΎπΎπ ππΊππ-π½ππΊππ πΊπ πππΊππΊ ππ πΊπΊπ ππΊπππΊπ πππΊππΌπ πππ πΊππππ ππΊπ πΊπ.
π²ππ π―π§ ππΊππΊ ππ ππ πΌπΊπ½ π πππΎπΎππΊπ:
β
π¨π πππππΊππΊπΊππ πΊπππΊπ π ππΊππππ
πΊππΊππ πΆπΊππΊπΊππΊπ½π½πΊ π’πΊπΊπΏπππΊπΊπ½ππΊ.
β
π¨π πΏπΊπ
πΊπ
ππΊ ππππΌπΊπ πΊππ πΊπ πΌπΊπ»ππ ππΎπ
πππΊπΊπ π»ππ
πππΊπ½πΊ πππ πππΊππΊπΊπ
πΊππΊ πππ»πππΊπΊπ
π
πΊπ½πΊ.
β
π¨π π
ππ π»πΊπΊππΊπ ππΊππΊπ ππ π
πΊ ππ
πΊπΊπ
πππ πππΊππΌπππΊ πππ πππ½πΊπΊπππΊ πΌπΊπΊπΏπππΊπΊπ½ππΊ π½πΊπ
ππΊ.
π΄πππππΊ π²ππ π―π§ ππΊππΊ ππ πππ π»πΊπΊππΊππΊπΊ π£πππ
πΊπ½π½πΊ π₯πΎπ½πΎππΊπΊπ
ππΊ π²ππππΊπΊπ
πππΊ πππ πΆπΊππΊπΊππΊπ½πΊππΊ πΊπ πππππΊπππ ππ πΊπ ππΊπ
π
πΊπΊπ»π πΊπ½πΊπ ππΊ ππΊπΊπ½πΊπΊπ πππππΊππΊ πππΊππΌπ-π½πΊπππΊπ½πΊ πΊπ ππ π
ππ ππ
πΊπΊπ
πππ ππΊπ
ππππππ½πΊ π»ππ
πππΊπ½πΊ πππ πΌπΊπ½πΊπΊπ
πΊπ½π½πΊ.
09/09/2025
πΈ Caafimaadka carruurta kuma koobna jirka oo keliya β maskaxda iyo farxadda ilmahaaga waa qayb muhiim ah oo ka mid ah caafimaadka guud. π§ π
U hubi in ilmahaagu helo:
β
Nafaqo wanaagsan
β
Waqti ciyaar iyo nasasho
β
Jacayl iyo daryeel joogto ah
Ilmo caafimaad qaba waa ilmo faraxsan! ππΆ
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the practice
Telephone
Website
Address
Degmada Deyniile , Jidka Warshadaha Ka Soo Horjeedka Isbartiibada Mogadishu
Mogadishu
1234