Wariye Bk

Wariye Bk

Share

17/06/2026

Taliyaha Saldhigga Garbahaarey, Labo Xiddigle Maxamuud Looyaan,
ayaa la hadlay qaar ka mid ah ciidamada amniga ee ka howlgala degmada Garbahaarey.
Kulankaasi wuxuu ku saabsanaa dardargelinta hawlaha amniga, xoojinta wada-shaqeynta ciidamada, iyo sidii loo adkeyn lahaa nabadgelyada degmada.
Taliyuhu wuxuu ciidamada ku boorriyey inay si hufan oo daacadnimo leh u gutaan waajibaadkooda shaqo.

12/06/2026

Safarki Gobalka Liban Ee D. D.S

04/06/2026

Taliyaha Qeybta Police ka Gobalka Gedo Col Aden Maxamed Siyaad Dhafooreey

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Baled Xawo Gedo Somali
Mogadishu