Social Science Forum

Social Science Forum

Share

15/09/2025

Maalinta Caalamiga ah ee Dimuqraadiyadda
September 15, 2025.

Dimuqraadiyaddu waa tiirka xorriyadda, cadaaladda iyo nabadda bulshada. Waa codka shacabka iyo furaha horumarka jiilasha soo socda.

Dimuqraadiyaddu waxay bulshada siinaysaa fursad ay ku wada tashato, ku dhisato kalsooni, kuna gaarto horumar waara.

Social Science Forum waxay ku boorrineysaa dhammaan bulshada inay ilaashadaan oo ay xoojiyaan qiimaha dimuqraadiyadda.

Sidee adiga iyo bulshadu u ilaalin kartaan dimuqraadiyadda si ay u noqoto dhaxal waara?

26/10/2023

Nala soco oo naga warhaay.

Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Mogadishu