Heydar Foundation

Heydar Foundation

Share

06/08/2022

La Halaagay

Cashuura waa maalinkii nabi Muuse iyo intii raacday Alle SWT, ka nabad geliyey Fircoon iyo colkiisii. Reer bani Israa'iil waxa u dhaqan ahaa in ay soon ku weyneeyaan maalintaa. Rasuulku waxa uu sheegay inaan innagu uga dhawnahay nabi Muuse Qolooyinka Faraacinada

waxa sunne ah in maalintaas uu rasuulku scw jecleystay inuu soomo Malinta 9aad si uu u khilaafo yahuudo, Maalinta 10aad ee iyadu fadligaa gaarka ah wadata ..

🌙Goorta ay ku aadan tahay:
Maalimka Caashuraa ee 10-ka bisha Muxarram waxay ku beegan tahay: 8-08-2022.

⭐️Sidee loo soomi karaa?

Saddax qaab baa loo soomi karaa:

1️⃣Kow: in aad is raacisid 9-aad iyo 10-aad, taasi waxay la macnahatay in aad soontid 7/08/2022 iyo 8/08/2022 Axada Iyo Isniinta. Waa qaabka ugu fiican oo waa siduu Nabiga Sallallaahu calayhi wasallam damacsanaa. Lakiin ilaahay baa oofsaday inta uusan sanadkii kale gaadhin.

2️⃣Labo: waxaad soomi kartaa maalinka 10-aad oo kaliya oo ah maalinka ugu muhiimsan ee ajarka weyn leh waana maalinka ku aadan 8/08/2020 Isniinta.

3️⃣Saddax: waxaad soomi kartaa maalinka 10-aad iyo 11-aad, taas oo macnaheedu yahay in aad soontid 8/08/2022 iyo 9/08/2020 isniinta iyo Salaasada.

🤦🏽Dadka cudurdaarka leh, waxay haystaan fursado badan, oo ay qofka sooman kala mid yihiin, badiya xuska Allaah, Quraan Akhriska, duco, sadaqo iyo wixii khayr ah ku dadaala.

Sii Xasuusu Walalkaa oo Hel Ajarkiisa Oo kale or mention

15/07/2022

بسم الله الرحمن الرحيم
▪︎HEYDAR FOUNDATION : Wa Hay'ad Ka shaqeysa Arimaha bani'aadan tinimada, waxa ay Mar walbo Utaagan tahy Ka warqabka Baahiyaha bulshada Somaliyeed ee La dhiban Baahiyaha, Caafimaad la'aanta, Nafaqa Darada, iyo Jahliga.
Ujeedka ugu Weyn ee Hay'adaan ayaa ah Ka warqabka Dadka dhiban ee Masakiinta Ah Gaar ahaan Bulshada Somaliyeed. Hay'adaan kuma Tiirsana ilo dhaqaale oo kaga imaada Dhanka Dowladda, Hay'ado Caalami, ururo kale Waxay bulshada soomaaliyeed ee Dhaqan iyo quf walbo oo Wax awoodo usoo bandhigtaa dhibka iyo baahida Markaas jirto si wax loogu qabto Masakiinta si Wada jir ah.
Aan U istaagno ka warqabka bulshadeena Dayacan.

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadisho
Mogadishu
252