Sofit

Sofit

Share

30/11/2025

BEAST MODE

-Wuxuu sare uqaadaa tamarra (High Energy)
-Wuxuu Kobciyaa Murqaha( Muscle Growth)
-Wuxuu ku siinayaa Pump Xoog Leh (Mass Blood Flow)
-Waxaad ka heleysaa Recovery Degdeg ah (Fast Recovery)

Coach Ali Abdullahi – Fitness & Nutrition Specialist.

22/11/2025

Creatine Monohydrate
37.99$.

06/11/2025

Maalin kasta waa fursad cusub oo aad horumar ku samayn karto ,
maalmaha adag iyo joogteynta ayaa kaa dhigi doona guuleyste πŸ’―

04/11/2025

ALI ABDULLAHI –
Personal TainerπŸ’ͺ

Nooca Adeegga
Tababar shaqsiyeed 1-on-1 (3 jeer usbuucii)

Diiradda:
πŸ”₯ Luminta baruurta
πŸ’ͺ Dhisidda iyo ilaalinta murqaha
βš–οΈ Isbeddelka jirka
🦡 Soo kabashada dhaawaca iyo xanuunka dhabarka hoose
πŸ“š Baridda farsamooyinka jimicsiga saxda ah iyo nasinta murqaha.

Want your business to be the top-listed Gym/sports Facility in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Makka Almukrama Street
Mogadishu
252