Bisha Cad.Org

Bisha Cad.Org

Share

25/08/2025

Judge Frank Caprio

This week, the world lost a true symbol of compassion and humanity with the passing of Judge Frank Caprio.

We all remember him for his humility and his empathetic approach to justice. He showed the world that fairness is not only about the law, but also about kindness, understanding, and humanity.

His legacy reminds us that true justice is achieved when we balance accountability with mercy. At Bisha Cad Organization, we are inspired by his example and strive to carry forward the values he lived by helping people, uplifting communities, and standing for justice with empathy.

May his memory continue to guide us all. We pray for him and for all those who dedicate their lives to fairness, humanity, and compassion.

01/07/2025

Ururka Bisha Cad wuxuu hambalyo u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, munaasabadda 1-da Luulyo – maalinta mideynta Gobollada Waqooyi iyo Koonfureed ee ay dhalatay Soomaaliya xor ah.
Waxaan si gaar ah u bogaadinaynaa haweenka Soomaaliyeed oo door weyn ka qaatay halgankii xorriyadda, una taagan hormuudnimo, samir, iyo hoggaan bulsho.

Xorriyaddu waa guul – haweenkuna waa laf-dhabarta jiritaankeeda.

Photos from Bisha Cad.Org's post 19/06/2025

Ma aaminsantahay in haweenku door muhiim ah ku leeyihiin badbaadinta deegaanka iyo cimilada?

URURKA BISHACAD waxuu door muuqda ka qaadanayaa wacyigelinta dhalinyarada, tababarada iyo taageerada haweenka si ay hoggaan ugu noqdaan xalka deegaanka iyo isbadalka cimilada.

Codkaaga waa muhiim. Doorkaaga waa la sugayaa.

Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Airport Area
Mogadishu
252