Dr.Cumar Mursal idiris
27/05/2026
🌙✨ Ciid Wanaagsan ✨🌙
Waxaan Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa.
Ilaahay ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana inagu gaarsiiyo nabad, caafimaad, horumar iyo barwaaqo. Ciiddaan ciiddeeda kale Alle ha nagu gaarsiiyo bashbash iyo kheyr badan.
🎉 Ciid Mubaarak 🎉
🌙✨ Ciid Wanaagsan ✨🌙
Waxaan Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Adxa.
Ilaahay ha naga aqbalo acmaasha wanaagsan, hana inagu gaarsiiyo nabad, caafimaad, horumar iyo barwaaqo. Ciiddaan ciiddeeda kale Alle ha nagu gaarsiiyo bashbash iyo barwaaqo
🎉 Ciid Mubaarak 🎉
What is malaria ?
What caused malaria?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Dawajir
Mogadishu