Dhambaal Advert

Dhambaal Advert

Share

01/12/2025

Adeegyadeennu waa xalal si dhab ah diiradda u saaraya baahida ganacsigaaga, kuuna horseedaya natiijo la taaban karo.

Waxaan kuu haynaa koox khibrad leh oo ku howl gasha hal-abuur, daraasad sax ah, iyo qorshe suuq-geyn oo loo habeeyay si loo dhiso sumcadda iyo awoodda ganacsigaaga.

Doorashada saxda ahi waa halka guushu ka bilaabato!

25/11/2025

Ganacsi aan lahayn suuq-geyn casri ah, waa sida doon aan lahayn naaquudiye!

Daraasado badan ayaana muujinaya in ganacsiyada isticmaala suuq-geynta digital ah ay macaamiishooda kororto ilaa 70% marka loo eego macaamiishoodii h**e.

Dhambaal Advert ,waxay dhisaysaa guusha ganacsigaaga, iyadoo kuu diyaarisay qorshe suuq geyn oo casri ah, kaas oo ku dhisan, daraasad, hal abuur iyo fulin nataiijadeeda la cabbiri karo.

Dhambaal waa furaha guushaada!

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Hodan, Taleh
Mogadishu
252