Macalin Cumar Maxamed Cali

Macalin Cumar Maxamed Cali

Share

21/04/2022

Sheekhaan OO magaciisa ah ah Maxamuud balse loo garan ogyahay sh shantaay waxa uu ayaamahan dambe si ba.an kaga soo muuqanayaa baraha bulshada kuwooda ogu caansan sh shantaay waxa uu ka hadlay Barnaamijyo fara badan waxaana ka mid ah in uu yiri

Kuwa you tuberada u safrayaan wadamada kale ee gabadhu ay I safrayso in aan qabin waa xaaraan wiilkuna u safraayo gabar uu isaga qabin waa xaaraan Hadaba Adiguse muxuu yahay Ra.yigaaga Ma Runbaa Hadalkaan

21/04/2022

Maalin ayaan aadi doonnaa halkan ay dadkan aadayaan

21/04/2022

Asc dhamman walaalaha muslimiinta Soo Dhawaada

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


12
Mogadishu
NOTKNOW