Axmed harun

Axmed harun

Share

01/10/2023

إنا لله وإنا إليه راجعون
Adeer adan husein hoyo xabibo Allah unaxariisto qabrigeedana Allah uwasicoyo😰🤲🏽
اللهم اغفرله واعف عنه وارحمه واكرم نزله ووسع مدخله

Photos from Axmed harun's post 25/09/2023

Qima ku raali giliya hada dalbo oo hada hel fadlan nagala soo xariir 0612528341/0613332022mahad sanidin❤️🙌🏽

Photos from Axmed harun's post 15/08/2022

Suuq layaab leh:- Waa suuq lagu iibiyo Raga oo ku yaala Gobalka Bihar ee dalka Hindiya, Suuqan ayay Dumarka ka soo iibsadaan Ragga ay doonayaan in ay nolasha la wadagaan waana sida adiga oo dukaan aaday kadibna ka soo iibsaday wixii alaab ah ee aad u baahneyd, Dumarka ayaana Raga ay suuqaan ay ka iibsanayaan ku qiimeeya aqoontooda jaamaceed, quruxdooda, xooggooda jireed iyo dadnimadooda.

Arinta layaabka leh ayaa ah in Raggu Suuqaan lagu iibiyo ay horay usoo qaataan dhammaan aqoonsiyadooda wax-barashada sida shahaadooyinka, dhalashada iyo marqaatiyada kale ee muujinaya dabeecadahooda iyo wanaagooda shaqsiyadeed, hadii gabadhu ay ku qanacdo astaanta ninka ay doonaysay waxaa loo gudbaa qiimaha iyo gorgortanka markaas kaddib haddii la isku fahmo iibka, ninka ayaa raaca gabadha iibsatay si uu seygeeda u noqdo waxayna halkaas ku wadaagayaan nolasha!.

Sidee u aragtaa Suuqan?

Photos from Axmed harun's post 11/08/2022

ZOOLOGY

DIINKA

Diinku wuxuu gaadhaa da’da galmada inta u dhaxaysa 10 ilaa 20 sanno. Marka qolofta sare ee ku dahaadhan gaadho 6 ilaa 8 inch.
Labku waa mid xanaaq badan marka uu hawsha ku jiro, ma na jecla in lab kale kasoo agdhawaado.

Dagaalka dhexmara wakhtiga tarantu waa mid ay isu geystaan dhaawacyo culus iyagoo adeegsanaya afkooda xoodan iyo lugaha h**e diinanku waxay awoodaan inay qoloftooda dhaawacaan oo jeexjeex u yeelaan.

Dagaalka ugu adag ee dhexmara lababku waa in midkood ba rabo xidaaltan ah inuu qalinka u rogmado dhigiisa taas oo ka dhigan haddii luguhu kor eegaan dhamaadka dagaalka iyadoo guushu raacdo ka wax rogay.

Dhegidu waxay qodaa god iyadoo adeegsanaysa lugaheeda h**e, markay dhamayso ayay dib dib ugashaa waxayna dhigtaa ukun 12 ilaa 40xabo.

Kadib ciida ayay ku rogtaa oo way aastaa godka. Dhediga qaarkood waxay korka ka ilaaliyaan ilaa beedku dilaacayo oo k**a fogaadaan.

Mudadaas oo qaadata 80 ilaa 120 Cisho. Dhashu markay dilaacaan waa iyaga iyo aduun aan naxariis iyo daryeel siinayn.
Waalidku ma daryeelaan ubadkooda marka ay dilaacaan ayaa ugu dambaysa.

06/07/2022

Sxpka molosha Anas Axmed maxamed✊🏾

02/07/2022

Somalia somalia baa leh🇸🇴

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Culinary Team

Attire

Website

Address


Mogadishu