Kobac Pixel
19/03/2026
Ciid Wanagsan
✨ KOBAC PIXEL ✨
Waxa Sharaf weyn noo ah inaan si heer sare ah u qurxinay Shirweynaha 6aad Ee Hogaanka iyo Hal-abuurka oo ay qabanqaabisay Xaruunta Arkaan Leadership and Innovation Hub 🌟👏
Annaguna waxaan hubinay in muuqaalka iyo jawiga munaasabadda noqdaan kuwo la xusuusan doono:
✅ Shaashadaha LED-ga casriga ah
✅ Qurxinta & muuqaalka madasha
✅ Duubis & Edit tayo sare leh
✅ Bandhigyo muuqaal xayeysiin ah
✅ Adeeg farsamo & rakibaad dhammeystiran
📅 Haddii aad rabto in munaasabaddaada gaarka ah lagu soo bandhigo si heer sare ah — KOBAC PIXEL ayaa ku diyaarsan!
📺 Qalin-jabin, aroos, shir ama bandhig — waxaan kuu sameynaa muuqaal aan la ilaawi karin.
📍 Adani Tower, Degmada Hodan
📞 61 3000996
💬 Toos noogu soo qor: https://wa.me/message/6QRBNPZZUGQ3P1
🌐 kobacpixel.com
🏆✨ KOBAC PIXEL ✨🏆
Waxa sharaf weyn noo ahayd inaan si heer sare ah u qurxinno Xafladda Abaal-marinta ee Somali Business Awards 🌟👏
Waxaan hubinnay in madashu noqoto mid muuqaal iyo maqal ahaanba kasbata indhaha kasoo qaybgalayaasha, una ekaata munaasabad heer caalami ah:
✅ Shaashadaha LED-ka casriga ah
✅ Qurxinta & muuqaalka madasha
✅ Duubis & Edit tayo sare leh
✅ Bandhigyo muuqaal xayeysiin ah
✅ Adeeg farsamo & rakibaad dhammeystiran
📅 Haddii aad rabto in xafladada abaal-marin ama qalin jabin, arooska, bandhigga, ama shirarka lagu soo bandhigo si heer sare ah — KOBAC PIXEL diyaar ayey kuu tahay!
📺 Waxaan kuu abuurnaa muuqaal aan la ilaawi karin.
📍 Adani Tower, Degmada Hodan – Muqdisho
📞 61 3000996
💬 https://wa.me/message/6QRBNPZZUGQ3P1
🌐 kobacpixel.com
🎓✨ KOBAC PIXEL ✨🎓
Waxa Sharaf Weyn ino ah inaan Si heer saro leh u qurxinay Xafladda Qalin-jabinta dufcadii 26aad Ee Mu'asasada imaam shaafici 🌟👏
Ardayda qalin-jabisay waa hogaamiyeyaasha berri, annaguna waxaan hubinay in muuqaalka iyo jawiga xafladdu noqdaan kuwo la xusuusan doono:
✅ Shaashadaha LED ee casriga ah
✅ Qurxinta iyo muuqaalka madasha
✅ Duubis & Edit tayo sare leh
✅ Bandhigyo muuqaal xayeysiin ah
✅ Adeeg farsamo & rakibaad dhammeystiran
📅 Haddii aad rabto in munaasabaddaada gaarka ah lagu soo bandhigo si heer sare ah, Kobac Pixel ayaa ku diyaarsan!
📺 Qalin-jabin, aroos, ama shir — waxaan kuu sameynaa muuqaal aan la ilaawi karin.
📍 Adani Tower, Degmada Hodan
📞 La xidhiidh: 61 3000996
💬 Toos noogu soo qor: https://wa.me/message/6QRBNPZZUGQ3P1
kobacpixel.com
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Mogadishu
SO