Osoble Hospital

Osoble Hospital

Share

13/06/2026

Fadlan Hubi Heerka Caafimaadkaaga!

Caafimaadku waa hantida ugu qaalisan ee aad leedahay.

Baaritaanno joogto ah ayaa kaa caawinaya in si h**e loo ogaado loogana hortago xanuunno badan.

✅ Baaritaan guud oo caafimaad
✅ La-talin dhakhaatiiar khibrad leh
✅ Ogaansho h**e iyo daaweyn habboon

Maanta booqo Osoble Hospital si aad u hubiso heerka caafimaadkaaga adiga iyo qoyskaaga.

📍 Degmada Warta Nabada, Alikamiin, Mogadishu – Somalia
📞 Wac ama la xiriir: 612233557
☎️ Helpline: 1313

Want your practice to be the top-listed Clinic in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Mogadishu
252