Waayaha dunida
14/06/2026
CIRO OOUGU DAMBAYN YUHUUD NIMADII SAXIIXAY OOXAQIIJIYAY
14/06/2026
Garsooraha Soomaaliyeed ee Cumar Cartan, oo loo diiday inuu galo dalka Mareykanka si uu u dhexdhexaadiyo kulammada Koobka Adduunka 2026, ayaa heli doona lacagtiisii tartanka oo dhammaystiran.
Ilo-wareedyo ayaa u sheegay BBC Sport in kasta oo uusan Cumar Cartan wax qayb ah ka qaadan doonin Koobka Adduunka, haddana ay xiriirka FIFA ka go'an tahay inay bixiyo mushaharkiisa.
Garsoorayaasha ayaan horay u ogaan karin lacagta rasmiga ah ee ay ku helayaan dhexdhexaadinta Koobka Adduunka, maadaama lacagtaas la bixiyo marka uu tartanku soo dhammaado ka dib.
04/06/2026
Macalim Naasa buur Hubkaan uu dhextaagan yahay aaway Ragii uukafurtay
Mahubka oo socdaa u yimid Adeer waanu iskufahamnaye orod hobkaan ilaaladaada aad kasoo uruurisay uceli
03/06/2026
3 jeer ayaa la weeraray, camerooyinka ayaana duubay saraakiishii weerartay oo carareeysa👁️
Ninkaan waxuu leeyahay hadaan shimbiro ka baqayo haruur ma beerteen.
Hadaan ina suuban sabriye ka baqayo Barmuudo masoo dageen😀
Abdullaahi Ahmed Catoosh
02/06/2026
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta dib ugu celisay Xafiiska Xeer Ilaalinta kiiska Sacdiyo Bajaaj, kaddib markii loo horgeeyay dhageysiga hordhaca ah ee dacwadda.
Qareenka difaacaya Sacdiyo Macallin, oo warbaahinta la hadlay markii uu dhammaaday fadhiga maxkamadda, ayaa sheegay in maxkamaddu aysan ku qancin eedeymaha iyo caddeymaha uu soo gudbiyay Xafiiska Xeer Ilaalinta. Sidaas awgeed, maxkamaddu waxay Xafiiska Xeer Ilaalinta ku amartay in uu soo dhammaystiro eedeymaha iyo caddeymaha la xiriira kiiska, ka hor inta aan mar kale dib loo dhageysan dacwadda.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Mogadishu
2521