Midnimo Development Association
10/07/2024
Waxaan Halkan Hambalyo iyo Bogaadin U marineyna Guddoomiye mudane Yuusuf mohamed Ali Yuusuf Ruuxaani oo Daafacda Buugiisa Qalin jabinta ee Heerka Kowaad ee waxbarashada.
Waxaan alle ku weydiineyna in aad H**e u socod iyo hogaamiye Karti badan allah Kaa dhigo.
Hambalyo Hambalyo Hambalyo Guddoomiye
Malaayiin jeer ayaan Hambalyo Ku dhaheyna Hambalyo masuul H**e usocod Wanagsanb
24/04/2024
Maxaad ka leedahay
Midnimo Development Association waxa ay u tagan tahay garabsiinta iyo u adeegidda umada somaliyeed, hadba inta ay tabarteedu tahay.
Miisaanka Aakhiro allah noo saaro shaqadii aan soo qabanay iyo camaladii wanagsanaa ee dhammaan ururka Midnimo iyo Taageerayasha reer Midnimo iyo muxsiniinta dadkooda jecel ay ku dhaqaaqeen.
Waxa aan ilahay waydiisanaynaa in Dalkeena nabad nooga dhigo si aan amni ugu noolaano iyo nolol farxadleh. Insha allah.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Contact the organization
Telephone
Website
Address
Mogadishu