Slimorywe

Slimorywe

Share

Photos from Slimorywe's post 03/01/2023

Rasmi: Kooxda Milan ayaa ku dhawaaqday in ay lasoo wareegeen goolhayaha wadanka Colombia Devis Vásquez.

Goolhayahan ayaa saxiixay qandaraas ilaa 30 June 2026 ka.

02/01/2023

Kooxda Arsenal ayaa dalab labaad oo dhan €70m u gudbisay Shakhtar si ay u hesho Mykhaylo Mudryk.

Gunners ayaa ku kalsoon in heshiis la samayn karo.

(Xigasho: CBS Sports Golazo)

02/01/2023

Sanadkii 1994, Michael Laudrup oo u ciyaarayay FC Barcelona ayaa 5-0 kaga badisay Real Madrid.

364 maalmood ka dib, Michael Laudrup oo u ciyaarayay Real Madrid ayaa 5-0 kaga badisay FC Barcelona.

Want your business to be the top-listed Health & Beauty Business in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Maka AL Mukarama
Mogadishu