ARICO Conference - Salaam University

ARICO Conference - Salaam University

Share

Photos from ARICO Conference - Salaam University's post 30/01/2022

Wafdi uu hogaaminaayo Agaasimaha cilmibaarista ee Jaamacada Salaam Dr. Maxamed Maxamud Shobow ayaa maanta oo Tariikhdu tahay 29-01-2022 u ambabaxay Magaalada Garowe ee caasimada maamul-goboleedka Puntland si ay uga-qeeybgalaan Shir-cilmiyeedka caafimaadka guud (public health research conference). Wafdiga waxaa kamid ahaa Dr. Axmed Miicaad, Dr. Axmed Ali Abdirahman (Idaajaa), Mr. Aadan Abdulkadir. Shirka wuxuu socon-doonaa mdo 3- maalmood ah, halkaas ayeeyne kasoo jeedin-doonaan cilmibaaris aay-sameeyeen. Shirkaas waxaa sooagaasimay Machadka Caafimaadka Qaranka (National Institute of Health (NIH)) iyo Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Federalka Somaliya.
& MoH Growe conference 2022

29/12/2021
Want your school to be the top-listed School/college in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Wadnaha Street
Mogadishu