Gunta Hoose Media
26/01/2024
"Xasan Shiikh albaabka Naarta ayuu furayaa taasna Soomaali ma anfici doonto." - Wasiirka Warfaafinta Puntland ayaa sidaasi sheegey xilli goordhaweyd oo galabta ah Madaxweynaha Soomaalidu ka duuley Garoowe, iyada oo aan wax isu soo dhowaanshe ah laga gaadhin khilaafkii siyaasadeed ee Deni iyo DSF u dhexeeyey.
Xukuumadda Puntland ayaa la sheegey in ay bandhiggii balaadhnaa uga gollahayd in lagu xalliyo is-fahanwaaga kala dhexeeyey DFS, taasi oo hadda muuqata in aysan hirgelin.
Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
KM4
Mogadishu