Ileys Media

Ileys Media

Share

19/03/2026

🌙 𝗖𝗜𝗜𝗗 𝗠𝗨𝗕𝗔𝗔𝗥𝗔𝗞 𝗗𝗛𝗔𝗠𝗠𝗔𝗔𝗡! 🌙

Maamulka iyo shaqaalaha 𝐈𝐥𝐞𝐲𝐬 𝐦𝐞𝐝𝐢𝐚 waxay hambalyo
kal iyo laab ah u dirayaan:
✨ 𝗗𝗵𝗮𝗺𝗺𝗮𝗮𝗻 𝘂𝗺𝗺𝗮𝗱𝗱𝗮 𝗜𝘀𝗹𝗮𝗮𝗺𝗸𝗮 𝗮𝗵 𝗺𝗲𝗲𝗹 𝗸𝗮𝘀𝘁𝗮 𝗮𝘆 𝗱𝘂𝗻𝗶𝗱𝗮 𝗸𝗮 𝗷𝗼𝗼𝗴𝗮𝗮𝗻 ✨
Waxaan idiin rajaynaynaa 𝗖𝗶𝗶𝗱 𝗪𝗮𝗻𝗮𝗮𝗴𝘀𝗮𝗻, 𝗳𝗮𝗿𝘅𝗮𝗱 𝗶𝘆𝗼 𝗻𝗮𝗯𝗮𝗱𝗻𝗮 𝗸𝘂 𝗰𝗶𝗶𝗱𝗮. Allah ha inaga aqbalo acmaashii suubbanayd. 🤲

17/02/2026

Soonqaad wanaagsan | dhammaan umadda soomaaliyeed waxaan ugu hambalyeeyneynaa bilashada bisha ramadaan.

Photos from Ileys Media's post 29/12/2025

𝐒𝐚𝐰𝐢𝐫𝐨 Howi-wadeenada Haraale Order Company
ayaa dhammaystay tababar socday muddo hal malina ah, kaas oo ku saabsanaa "Customer Care
Tababarkan waxaa bixiya Eng hantiile waxaana manta si rasmi ah loo soo xiray.
Ujeeddada tababarku waxay ahayd in lagu xoojiyo
aqoonta iyo xirfadaha la xiriira daryeelka macaamiisha

Want your business to be the top-listed Media Company in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Mogadishu