HUUD STAR

HUUD STAR

Share

26/05/2026

Ciidul Adxaa Mubaarak βœ¨πŸŒ™

Huud Star Tech Innovations waxay idiin rajeynaysaa Ciid barakeysan oo ay ka buuxaan farxad, caafimaad, jacayl iyo barwaaqo. πŸ’šπŸ

Munaasabaddan qiimaha badan waxaan idiinku rajeynaynaa maalmo qurux badan oo aad la qaadataan qoysaskiinna iyo dadka aad jeceshihiin.
Mahadsanidiin kalsoonida iyo taageerada joogtada ah ee aad nala garab taagan tihiin. 🀍

Ciiddaan ciiddeeda caafimaad iyo kheyr Allaha nagu gaarsiiyo.
Eid Wanaagsan ❀️

21/05/2026

Huud star

16/05/2026

HUUD STAR wexey idinso kordhisey mobelada celiska sida iPhone & Samsung iyo wixi laxariro kusodono qimo aad ujaban oo kurali geliyo

13/05/2026

Kalsoonida macaamiisha waa guusheena.

Haddaba maxaa sugeysaa?
Maanta nala soo xiriir oo hel mobile tayo leh, qiimo macquul ah iyo adeeg aad ku qanacdoπŸ“±

07/07/2025

Barafuun waara wabarfuun aad udgon kusodhwada macamiil

Want your business to be the top-listed Shop in Mogadishu?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Dabka
Mogadishu
252